Ugaas media

Ugaas media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ugaas media, TV Network, Bosasso.

07/12/2023

Jamaahiirta Ceegag Oo Soo Dirtay muqaal Dareen Dal Jacayl Xanbaarsanyahy

Hormuud oo Qarax lagu Burburiyey!Dacish oo ah urur Argagixiso kuwooda jooga Soomaaliya, una  adeegaya shirkado kale oo s...
08/11/2023

Hormuud oo Qarax lagu Burburiyey!

Dacish oo ah urur Argagixiso kuwooda jooga Soomaaliya, una adeegaya shirkado kale oo soomaali ah, ayaa Qaraxyo la beegsaday dhisme ay leedahay Shirkadda Hormuud.

Xog ogaallo amni ayaa sheegay in dagaalka Hormuud ku socda uu yahay labo mid oo is biirsaday, waa kow. Shirkadda oo diidday baadda Argagixisada iyo Labo Shirkado is leh la tartama Hormuud oo gaari la' balse is leh Hormuud Qarxiya oo ka daba taga.

Dahabshiil ayey ku hoganaysaa eedda ah in Hormuud la Qarxiyo, iyo in Dahabshiil adeegsanayso Dacish.

Cali Aadan Muumin

07/11/2023
07/11/2023

Kabtan Ayuub oo goordhow hadlay “Nin futada hooyadii xabad kasoo ridaya nin iskama celin karo”

07/11/2023

Wiil Reer Garowe oo Xabada inuu Ka baxsado doonyaa ..

07/11/2023

Maxaa ka dhacay Garoowe maanta?

07/11/2023

Qadan oo wacad ku martay inay hawada kasarayso Horyaal tv ,kadib markii laga qoray qoraal aflagadaa.

07/11/2023

Xamse oo Cabdimaalik coldoon Ku dhegan kk 😂

06/11/2023

Yaasir carafaad Geesigii Reer falastiin

Waa mid kamida Geesiyaashii Soomaray Dadka reer falastiin
ᵐᵘᵠᵃᵃˡᵏᵃ ᵍᵃᵃʳˢⁱⁱ ʷᵃˡᵃᵃˡᵃʰᵃ ᵏᵃˡᵉ ᵐᵃʰᵃᵈˢᵃⁿⁱᵈ

06/11/2023

General abdi madoobe

06/11/2023

Kuuriyada Waqooyi oo Kudhawaaqday inay Gantaalo Siinayso Falastiin | Xulashada Dunida

01/11/2023

Address

Bosasso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugaas media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category