Awcali Electronic Company

Awcali Electronic Company Nin kuyiri sinaan mayno adna diid sarayntiisa ..............

25/07/2026

Hayaacdo

Soodhac yey
25/07/2026

Soodhac yey

DEG DEG : u g u d a n b a y n Shantaan Xil: Ayaa Xilkaqaadis Lagu sameeyey 👇


25/07/2026

Ayadoo shacabka Puntland ay si weyn u sugayeen in dowladda ay mudnaan siiso colaadda ka taagan deegaanno ka tirsan gobolka Sanaag isla markaana ay soo saarto baaqyo iyo fariimo adag oo lagu joojinayo dagaallada u dhexeeya bulshada walaalaha ah ayaa warsaxaafadeedkii caawa kasoo baxay Dowladda Puntland diiradda lagu saaray arrimaha gobolka Mudug.

Inkastoo aan hadda gobolka Mudug ka jirin xaalad colaadeed oo muuqata haddana warsaxaafadeedka ayaa xambaarsanaa fariimo adag oo ku wajahan halkaas.

Arrintan ayaa noqotay mid ay dad badan oo reer Puntland isweydiinayaan, iyagoo la yaaban sababta mudnaanta loogu siiyay Mudug halkii xoogga la saari lahaa sidii loo dejin lahaa colaadda ka taagan Sanaag.


15/03/2026
15/11/2025

Address

Bosasso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awcali Electronic Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share