Galad Media

Galad Media Kusoo dhawoow boga rasmiga Ee Galad Media Waxaad Ka Helaysaan Warar Macquula Oo Xaqiiqada Ku Salaysan

26/12/2022

- أحنا العرب ، أحنا التاريخ والمستقبل أحنا الحضارة والثقافة الصوماليه ♥️
😂

26/12/2022

Carabta Reer Shiikh Isxaaq

17/12/2022

Cigaalyo Caasha oo ku aqal galay magaalada ceerigaabo Hambalyo Aroos wacan

22/11/2022

Bum Goal⚽️

Caawaa Waxa Si Rasmiya loo Furi doonaa Koobka aduunka,waxa aayadaha Quraanka Kariimka ah ku furfuraya Qaariga Ghanim Moh...
20/11/2022

Caawaa Waxa Si Rasmiya loo Furi doonaa Koobka aduunka,waxa aayadaha Quraanka Kariimka ah ku furfuraya Qaariga Ghanim Mohammed Al Muftah

Brazil waa xulka ugu badan ee kaarka cas loo taagay taariikhda koobka adduunka. (11)
20/11/2022

Brazil waa xulka ugu badan ee kaarka cas loo taagay taariikhda koobka adduunka. (11)

18/11/2022

Madaxwayne Muse Bihi Abdi 🐴

Imaanshaha hoteelkii ugu horreeyay ee sabaynayay Dekedda Doha - markabka MSC World Europe, markab 5-Star ah oo ka kooban...
10/11/2022

Imaanshaha hoteelkii ugu horreeyay ee sabaynayay Dekedda Doha - markabka MSC World Europe, markab 5-Star ah oo ka kooban 2,633 qol, oo ay ku jiraan in ka badan 6000 oo qof, 6 barkadaha dabaasha, xarumaha ganacsiga, 13 maqaayado, iyo dhammaan adeegyada la socda oo loogu adeego Qatar booqdayaasha Koobka Adduunka.


Galad Media

10/11/2022

Duuleedka Hargaysa

07/11/2022

“Walaahi Bilaahi Nina aqbalayn xabad ayaa lagugu marinayaa” Siyaasi Cadaani.

07/11/2022

BURCO Oo Maanta Si Balaadhan U soo Dhawaysay Hogaanka Xisbiga Wadani🟠🟠

Address

Bura

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share