Foomiye TV

Foomiye TV Ku soo dhawaada balidhiig media production waxaad ka helaysaan warar iyo waxyaabaha ku cusub dalka iyo caalamka fadlan like saar flow na dheh news

31/03/2026

Kasoo kabo khasarahaa

Waxa Kormeer   Shaqo Ku Tagay  Qaybo Kamida Goobaha Waxbarashada  Ee Dagmada Sida  Maxadka Dugsiga Hoose Dhexe Dugsiga S...
05/10/2025

Waxa Kormeer Shaqo Ku Tagay Qaybo Kamida Goobaha Waxbarashada Ee Dagmada Sida Maxadka Dugsiga Hoose Dhexe Dugsiga Sare Iyo Goobaha Kale Ee Bulshada Loo Gu Adeego

Dugoomiyahaha deg balidhiig Abdiwali Sanbul iyo taliyaha degmada police 🚓 🚨

Shaqada malinlaha ah ee kasocta degmada balidhiig ayaa si wacan usocota
Guul iyo gobanimo mamulka degmada

23/08/2025

Cabdiraxmaan cabdishakuur

23/08/2025

Somaliland oo noqotay Dalka 55 ee qaarada Africa noqotayna dalkii ugu danbeeyay ee map aduunka lagu daro

With DahabPlus – I just got recognised as one of their rising fans! 🎉
22/07/2024

With DahabPlus – I just got recognised as one of their rising fans! 🎉

1xbet ka reer xamarka iska ilaali yaan laba jeer lagu dhicin halkan hoose kala Soo deg application saxda ah
04/03/2023

1xbet ka reer xamarka iska ilaali yaan laba jeer lagu dhicin halkan hoose kala Soo deg application saxda ah

Place bets with a reliable betting company! Live and pre-match sports bets. The best odds and fantastic bonuses. Place bets and win big with 1xBet -

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabila...
01/07/2022

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Sarkaal ka socday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliland oo lagu magacaabo SIMON Stranchard oo uu weheliyo Cabdi Askar oo isaguna Xafiiskaas ka shaqeeya.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif iyo Sarkaalkan ka socday Qaramada Midoobay, ayaa waxa ay ka wada hadleen xaaladda guud ee Isbeddelka Cimilada iyo doorka uu golaha wakiilladu ka qaadan karo wax ka qabashada dhibaatada ka dhalata isbeddelka cimilada.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in ay Golaha ahaan diyaar u yihiin wada shaqayn ay yeesheen Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliland, isla markaana waxyaabaha ka mid ka ah waajibaadka golaha ee dhinaca Xeerarka ee qaybta ka ah ilaalinta Deegaanka iyo wax ka qabashada isbeddelka Cimilada diyaar u yihiin in ay kala shaqeeyaan cid kasta oo hawlahaas ka shaqaynaysa oo qaramada midoobay u horreyso.

kulankan ayaa waxa ku wehelinayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada La taliyaha xidhiidhka caalamiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Xasan Xiis

Anjanette DeCarlo, oo ah saynisyahanad PhD ah ayaa Mulkiilaha shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eeday...
01/07/2022

Anjanette DeCarlo, oo ah saynisyahanad PhD ah ayaa Mulkiilaha shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eedaysay in uu Kufsi u gaystay.

Waxay sheegtay in ay cilmi baadhis ka wadday Somaliland, iyadoo wakhtigaasi oo ahayd 2018kii ay Barkhad la kulantay isaga oo usoo bandhigay in ay shirkaddiisa la fuliso mashruucaas cilmi baadhista ah, balse ugu dambayn uu ku kufsaday qol uu qasab ku galiyay.

Haweenaydan ayaa sidan u sheegtay Channelka Vice News oo laga leeyahay dalka Maraykanka.

Vice News ayaa sidoo kale barnaamijka ay ku wareysatay haweenaydan kusoo bandhigtay qodobo kale oo ay kamid ahaayeen; In Barkhad uu lunsaday dhaqaale Hay'adda doTTERRA ugu soo dhiibtay dadka Beeyada beerta, dhaqaalahaasi oo loogu talogalay in dadkaasi loo siiyo Cunto, Caafimaad iyo Waxbarasho.

Foomiye TV waa foomiyaha arimaha bulshada fadlan flowwe dheh like na saar waano Sharaf inaad nagu soo biirta
24/06/2022

Foomiye TV waa foomiyaha arimaha bulshada fadlan flowwe dheh like na saar waano Sharaf inaad nagu soo biirta

Address

Bura

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Foomiye TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Foomiye TV:

Share

Category