Samatar Media

Samatar Media Nagu soo biir Saaxiib Dhiirigalin & Horumar socod wanaagaan u helno 🙏🙏

Nairobi xuska munaasibada qaran 18may🎉🎀
20/05/2023

Nairobi xuska munaasibada qaran 18may🎉🎀

20/05/2023

Fagaaraha Nairobi ee ay caawa ka dhici doono dabbaaldegga xuska munaasabadda 18-ka may oo ay kasoo qayb geli in ka badan 5000 oo Qof
ee caawa lagu qaban doono.

DhaliN KaaB Inspiration

DhaliN KaaB Inspiration waa halka ugu habboon ee aad ka heli lahayd.•  •  •  Ka mid noqo saaxiibadeena barta Facebook oo...
20/05/2023

DhaliN KaaB Inspiration waa halka ugu habboon ee aad ka heli lahayd.




Ka mid noqo saaxiibadeena barta Facebook oo kala soco warar sugan oo dhamaystiran.



18/05/2023

Abaal marin weyn ayay mudantahay Maamo Qadan qaran 🎉♥

“Sababta aan u jacelahay somaliland waa nabad".
17/05/2023

“Sababta aan u jacelahay somaliland waa nabad".

16/05/2023

Diyaar garowga maanta qaran 18may

Shirkad uu leeyahay Elon Musk oo soo saartay Robot Dumar ah oo aad uga Romantic-san dumarka caadiga ee nafta ku jirto.Sa...
14/05/2023

Shirkad uu leeyahay Elon Musk oo soo saartay Robot Dumar ah oo aad uga Romantic-san dumarka caadiga ee nafta ku jirto.

Sawirka waa Elon Musk oo tijaabinaya Robotkii ugu horeeyay oo dumar ah.

Xigasho: NBC.

13/05/2023

:- “Madaxwaynaha waxaan ka codsanaynaa inuu noo xidho dirays uu qori nasiiyo furinta ka dagaalano”.Haweenka Hargaysa.

Sawirkan sawir ka qurux badan maan arag Hooyanimo ku ixtiraam❤️🫡🎉DhaliN KaaB Inspiration
13/05/2023

Sawirkan sawir ka qurux badan maan arag

Hooyanimo ku ixtiraam❤️🫡🎉

DhaliN KaaB Inspiration

13/05/2023

Muuqaal cajiiib ah 18may 🎉🌍💪

DhaliN KaaB Inspiration

10/05/2023

Carwada Shaqo Abuurka Somaaliland iyo shirkadaha ka qayb galaaya.

DhaliN KaaB Inspiration

20/04/2023

Muuqal : cajiiba oo afur wanagsan
Asxaab reer borama

By studio

20/04/2023

Borama sidee loogu diyaar garoobay Ciida, dagaalka laascaanoodse saamayn maku yeedhay ?

DhaliN KaaB Inspiration soo qabo sxbkaaga aad wada Ciidaysaan Ciidan Insha allah

By Suxufi Ishqi 🎉🗺

19/04/2023

Ciida halkee ku ciidaysaa?

18/04/2023

Muuqaal Cajiib BOORAMA 2023 Ramadaan Kariim🕋

📸 Sadaam Gurey

Address

Buramo Boorama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samatar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share