Agaalli Cade Media

Agaalli Cade Media Weekly Media News

TAWXIIDKA CIYAARTA KA DAAYACiidoow Ma afdkaad qaban culimadaXaqa cadaynaysaMa cirkaad caad saariCadceedaad qarin Ma tawx...
12/05/2025

TAWXIIDKA CIYAARTA KA DAAYA

Ciidoow Ma afdkaad qaban culimada
Xaqa cadaynaysa
Ma cirkaad caad saari
Cadceedaad qarin
Ma tawxiidka ciyaarta
Ka daayaad cay U qaadateen
Maad cisaysaan diinta
Caqli hadaad leedihiin
Cawayskii la arkaba
Maxaad ciida ugu aasteen?
Saw waxaad cunaha marisaan
Iyo cunto kuma doorsan
Cajabaye Ma cadaawa-diinkaad
Ciir Kaga doonteen
Cawrada hablihiina
Hadaad ceesh Ku doontaan
Cadhada eebe ciday Ku dhacdaa
Cadaab waw hantiye
Ma cirkaad qabanaysaan
Saw ciida laydin dhigi maayo
Cadaabaha ilaahay
Saw camiri maysaan
Cimri male ninkii
Diinta caasiyaaye
Cuqdad iyo xumaantu
Cidlay kuula bixiye
Cidii kibirta
Ilaah hoos waa u celiyaaye
Ciroolaha baaqdoow
Eebaheen cafis weydiista
Hadii kale cirfiidkiyo
Cadawga ilaahay waheshada.

07/09/2024

OGAYSIIS MIHIIMA

07/09/2024

MAALIN WANAAGSAN SAXIIBAYAAL

18/04/2024
22/03/2024

BADIYA AMAANTA NABIGA(SCW)
AAD LIIBAANTAANE

19/03/2024

FAA'IIDAD AKHRINTA SALIGA NABIGA (SCW)

19/03/2024

ABTIRSIINTA NABIGEENA MUXAMAD (SCW)

19/03/2024

FAA'IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE GEEDKA ASHWAGAANDHA

18/03/2024

ALAA XOOG LEH

Address

Buramo Boorama

Telephone

+252634405842

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agaalli Cade Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share