Suxufi madax banan

Suxufi madax banan 24 Tv Youtuper

Hormuudka Gobalka faafan Mohamud Sh Abdikadir Hoggaaminta Degmada harawa ee gobalka Faafan oo lagu abaalmariyay Barmaami...
29/11/2024

Hormuudka Gobalka faafan Mohamud Sh Abdikadir
Hoggaaminta Degmada harawa ee gobalka Faafan oo lagu abaalmariyay Barmaamijka Horumarineed ee Dhaqo oo dheefso, oo ah barnaamij siyaasadeed oo lagu horumarinayo bulshada Deegaanka iyo Dalkaba, kaas oo si fiican uga hirgalay Degmada Harawa.

Gudoomiyaha Degmada harawa ee gobalka Faafan Mudane Mohamud sheikh Abdiqadir ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaado sharafta kaddib Xidhitaankii Shirwaynaha Horumarinta xoolo dhaqatada Deegaanka oo ay ka soo qayb galeen dhamaan Maamulada 95ka Degmo ee DDS, iyo isku duwayaasha gobolada Deegaanku, kaas oo ka socday mudo laba maalmood ah Hoolka shirarka ee Macdaka. Maaraynta & adeega shacacka Ee Jigjiga.

Shirweynahan oo uu Furay Madaxwayne ku xigeenka DDS Mudane Ibrahim Osman Farah , sidoo kalena uu soo xidhay wasiirka Madaxtooyada DDS, mudane Dr hussein kasim ayaa abaalmarino lagu gudoonsiiyey qaar kamid ah Hogaaminta Degmooyinkii hormuudka ah.

Liverpool guul 💪 waynbay ka gadhaySouthamton
25/11/2024

Liverpool guul 💪 waynbay ka gadhay
Southamton

Mohamed Salah Ayaa 10-gool Caawiyay Dhamaan Tartamada oo Dhan Xili-Ciyaareedkaan, Ma Jiro Ciyaartoy Kale oo 10-gool Caaw...
10/11/2024

Mohamed Salah Ayaa 10-gool Caawiyay Dhamaan Tartamada oo Dhan Xili-Ciyaareedkaan, Ma Jiro Ciyaartoy Kale oo 10-gool Caawiyay Seasoankan.

Abdihakiin Stevie

10/11/2024

Salax kawarama

cawa âš½

Gobolka Mareykanka ku yaalla ee soo jiidanaya muhaajiriinta iyadoo Trump uu ballan qaaday inuu tallaabo ka qaadayo qulqu...
08/11/2024

Gobolka Mareykanka ku yaalla ee soo jiidanaya muhaajiriinta iyadoo Trump uu ballan qaaday inuu tallaabo ka qaadayo qulqulka soo galootiga

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa kulan casho sharaf ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaal...
29/10/2024

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa kulan casho sharaf ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo shirka Madasha Wadatashiga Qaran uu natiijo la’aan yahay, kaddib markii uu shirka isaga baxay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, taasoo dib u dhigtay go’aano doorasho oo la soo saari lahaa ka hor inta aan la soo xirin Kalfadhiga Baarlamaanka.

Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu ka codsan doono Xildhibaannadda in muddo bil ah lagu daro kulamada kalfadhiga Baarlamaanka oo la filayo in dhowaan la soo xiro.

Maamulka Dawlada hoose ee magaalada lafaciise oo ay ugu  horayso maayirad marwo   iyo Kabanaydkeedaayaa saaka si habsami...
28/10/2024

Maamulka Dawlada hoose ee magaalada lafaciise oo ay ugu horayso maayirad marwo iyo Kabanaydkeeda
ayaa saaka si habsami leh u bilaabay dayactirka jidka hal-bawlaha magalaada lafaciise

Dayactirka jidkan ayaa sanadadii u dambeeyay aan la dayactirin maamulka dawlada hoose ee magaalada lafaciise ayaa kaalin mugle ka qaadanaya dar dar_galinta shaqooyinka adeeg bixineed ee bulsha loo hay islamarkaasina baahi wayn loo qabo.

Geesta kale, waxaa xusid mudan inay Maamulka Dawlada hoose ee magaalada lafaciise ay ku jira dadaal xoogan oo ay kor ugu shaqooyinka kala duwan ee bulshada u hayaan.

Ugu dambayn waan bogaadinaynaa maamulka Dawlada hoose ee magaalada lafaciise oo kaalin libaaxle ka qaadanaya hawlaha horumarineed ee magaalada lafaciise ka socda

Like,Fallow And Share kuna Xidhnow Pogeena Suxufi madax banan

Kusiisimaha Madaxweynaha DDS ahna Wasiirka Xafiiska Maaliyadda mudane C/raxmaan Axmed Xasan, ayaa booqday ciidan iyo sha...
18/06/2024

Kusiisimaha Madaxweynaha DDS ahna Wasiirka Xafiiska Maaliyadda mudane C/raxmaan Axmed Xasan, ayaa booqday ciidan iyo shacab uu dhaawac ka soo gaadhay rabshado ka dhacay Lafaciise oo katirsan degmada Awbare ee gobolka Faafan.

SRTV Somali

ALAHU AKBAR SOO QOR
15/06/2024

ALAHU AKBAR SOO QOR

YAAB!!!rag ka tirsan kooxaha ISIS Oo Somalia lagu qabtay   24 tv
09/02/2024

YAAB!!!
rag ka tirsan kooxaha ISIS
Oo Somalia lagu qabtay

24 tv

Kubada cagta eee galmudug ayaa manta dhusomareeb lagu soo dhaweyay
06/02/2024

Kubada cagta eee galmudug ayaa manta dhusomareeb lagu soo dhaweyay

Nolosha Africa
01/02/2024

Nolosha Africa

01/02/2024

Jumca Mubarak Somali maxamad

Address

Buramo Boorama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suxufi madax banan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suxufi madax banan:

Share

Category