Tatigada ciyaraha

Tatigada ciyaraha Hoyga kubada cagta falanqaynteda qimaynteda sadalinteda iyo wax walbo la xidhiidha Youtuper

06/09/2025

fb.com/starsTatigada ciyaraha

06/09/2025

Tatigada ciyaraha ゚viralシfypシ゚viralシ Tatikada kubada

Rasmi” Morocco ayaa iska Xaadirisay Koobka aduunka iyaga oo noqday qarankii ugu horeeyay afrikaan ah ee usoo baxa Mundia...
06/09/2025

Rasmi” Morocco ayaa iska Xaadirisay Koobka aduunka iyaga oo noqday qarankii ugu horeeyay afrikaan ah ee usoo baxa Mundialka 2026

06/09/2025

Mohamed Salah 👀

Tatigada ciyaraha

06/09/2025

Follow 👇 PAJE

🚨🚨🔴𝗪𝗔𝗥 𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 𝗔𝗛: Liverpool ayaa soo gudbisay dalab rasmi ah oo ku aadan saxiixa Marc Guehi, qiimihiisu yahay £35m.Illa...
31/08/2025

🚨🚨🔴𝗪𝗔𝗥 𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 𝗔𝗛: Liverpool ayaa soo gudbisay dalab rasmi ah oo ku aadan saxiixa Marc Guehi, qiimihiisu yahay £35m.

Illaa hadda, Crystal Palace ma aysan bixin wax jawaab ah.

- Tatigada ciyarTatigada ciyaraha

Real Madrid ayaa guushi saddxaad oo xidhiidh ah xaqiiqsaday Guul weyn oo uu weheliyay bandhig weerar oo fiican, isku xid...
31/08/2025

Real Madrid ayaa guushi saddxaad oo xidhiidh ah xaqiiqsaday Guul weyn oo uu weheliyay bandhig weerar oo fiican, isku xidhnaan khatar badan oo dhinacyo kala duwan ka imanaysay Balse wali daafcshada iyo cadaadis fulinta ayaa khalad badan ka muuqday iyo in ciyaartoyada aanay u fududeyn ilaa imika in ay fuliyaan waayo 3dii kulan horyaalka ilaa imika ay ciyaareen 17 shoot ayaa lagu laaday 10 kamid ah meelo dhow dhow ay ahaayeen.

Follow 👉 TTatigada ciyaraha

Kan kubad Waa dhameeyay Xataa waa Laqdiimiyay.😳What a Boy!🔥🔥- El Capitano
05/08/2025

Kan kubad Waa dhameeyay Xataa waa Laqdiimiyay.😳

What a Boy!🔥🔥

- El Capitano

Hugo Ekitike What a Player, Raacasho baas qaadasho lagu daray Caawin!❤️🔥🔥🔥🔥Halkaan kusoo daawo goal kasta oo dhahsta
05/08/2025

Hugo Ekitike What a Player, Raacasho baas qaadasho lagu daray Caawin!❤️🔥🔥🔥🔥

Halkaan kusoo daawo goal kasta oo dhahsta

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨 🚨 Arsenal ayaa qarka u saaran dhameystirka Heshiiska Victor Gyokeres (David orenistein)
13/07/2025

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨 🚨 Arsenal ayaa qarka u saaran dhameystirka Heshiiska Victor Gyokeres (David orenistein)

Maamulka Paris saint Germain waxay u arkaan bixitaanka Mbappe in ay tahay mushkilad ka baxday oo u wareegtay Real Madrid...
13/07/2025

Maamulka Paris saint Germain waxay u arkaan bixitaanka Mbappe in ay tahay mushkilad ka baxday oo u wareegtay Real Madrid iyaga oo aad ugu faraxsan isbadalka weyn ee kooxdooda Ku yimi, Real Madrid waxa ay ka cabanaysa Mushkilad u eeg midii paris ka cabanysay Halka Xasilooni iyo nadaafad qolka labiska ah Ka jirto Kooxda faransiiska ah

(Cadena ser)

Kawaran mikel merino oo aanan ahayn N9 sax ayaa dhaliyay 14goal horyaalka haafkiisa..Bal sawiro gyokeres oo N9 sax ah ho...
13/07/2025

Kawaran mikel merino oo aanan ahayn N9 sax ayaa dhaliyay 14goal horyaalka haafkiisa..

Bal sawiro gyokeres oo N9 sax ah horyaalka dhana ka badbaado dhaawac imisa ayuu dhalin karaa??

-Tatigada ciyaraha

Address

2000
Buramo Boorama
2020

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tatigada ciyaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tatigada ciyaraha:

Share