Eng c/najiib cige

Eng c/najiib cige akhbaaraha wararka

Dawlada deegaanka somalida ardaydii FASALKA 12aad ee imtixaanka ufadhiistay sanadkan waxay ahaayeen 21'225Waxa gudbay 26...
12/09/2024

Dawlada deegaanka somalida ardaydii FASALKA 12aad ee imtixaanka ufadhiistay sanadkan waxay ahaayeen 21'225
Waxa gudbay 261 arday halkaa ay dhaceen 20'964

Eng c/najiib eggeh

01/09/2024
kadib markii daraasado badan la sameeyey waxa la ogaaday in marka qofka dhib Soo gaadho ama mushkilad u la kulmo marwalb...
23/08/2024

kadib markii daraasado badan la sameeyey waxa la ogaaday in marka qofka dhib Soo gaadho ama mushkilad u la kulmo marwalba waxa ka danbaynaysa inuu mushkiladaa xal u helo oo ka baxo markaa mushkiladaa haysata ILAAHAY (swc) AYAA quraanka inoogu sheegay in culays kasta u ka danbeeyo fudayd
walaaleheen reer falastiin waxay KU jiraan xaalad adag oo qofkatoo muslima maanta ay tahay mid uu ILAAHAY inagu eegayo see maalin uun way ka bixi dhibaatadaa maanta haysata oo yuhuudu way jabi

ILAAHAY wuxuu inoogu sheegay suuratul israa in yuhuudu ay dhulka fasahaadin doonaan saddex goor

100 cisho ee u horeeya dib udoorashadayda waxay xukuumadaydu aqoonsi buuxa siin doontaa dawlada Somaliland  murrashaxa m...
23/08/2024

100 cisho ee u horeeya dib udoorashadayda waxay xukuumadaydu aqoonsi buuxa siin doontaa dawlada Somaliland

murrashaxa madaxweyne ee USA

Ma oga dadku dhibkaad guusha usoo martay balse waxay arkaan guushaada waxay dhahayaan "this is too easy" but it is diffi...
19/08/2024

Ma oga dadku dhibkaad guusha usoo martay balse waxay arkaan guushaada waxay dhahayaan "this is too easy" but it is difficult

Inta kaliya aan ku raacsanay waa difaaca dalka iyo xoraynta soolIna geli dagaalka muuse
18/08/2024

Inta kaliya aan ku raacsanay waa difaaca dalka iyo xoraynta sool
Ina geli dagaalka muuse

HAMBALYO BARAYAAL QIIMO BADAN ILAAHAY HA IDINKU ANFACO ILMIGAAD BAEATEEN
17/08/2024

HAMBALYO BARAYAAL QIIMO BADAN ILAAHAY HA IDINKU ANFACO ILMIGAAD BAEATEEN

"Ma Doonayo in Sawirkayga la suro Xafiisyadiina, Sababtoo ah aniga i Caabudi maysaan, ee waxaan ahay u Adeegaha Qaranka....
07/08/2024

"Ma Doonayo in Sawirkayga la suro Xafiisyadiina, Sababtoo ah aniga i Caabudi maysaan, ee waxaan ahay u Adeegaha Qaranka."

Madaxweynaha Senegal, Bassirou Diomaye

Yahya sinwar ayaa loo magacaabay hogaamiyaha ururka islaamiga ah ee xamaas Kadib dilkii ismaciiL HAniyeGuul xamaas taage...
06/08/2024

Yahya sinwar ayaa loo magacaabay hogaamiyaha ururka islaamiga ah ee xamaas
Kadib dilkii ismaciiL HAniye
Guul xamaas taageeradu waa dhankiina

Intay khawaarijtu adeegsanayso shacabka dhibku joogsanmaayo taas iga qora All ha unaxariisto intii ku dhimatay intii ku ...
03/08/2024

Intay khawaarijtu adeegsanayso shacabka dhibku joogsanmaayo taas iga qora

All ha unaxariisto intii ku dhimatay intii ku dhaawacatayna ha cafiyo

Somaliland oo markii ugu horaysay yeelan doonta diyaaradu u qaasa kaas oo lagu tabarayo khabiiro u dhashay dalka
08/06/2024

Somaliland oo markii ugu horaysay yeelan doonta diyaaradu u qaasa kaas oo lagu tabarayo khabiiro u dhashay dalka

Hampalyo somalia oo kamid noqotay golaha amniga qaramada midoobayHassan Sheikh Mohamud hampalyo madaxweyne
06/06/2024

Hampalyo somalia oo kamid noqotay golaha amniga qaramada midoobay
Hassan Sheikh Mohamud hampalyo madaxweyne

Address

Burao

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng c/najiib cige posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share