Hormuud Schools -Burco

Hormuud Schools -Burco Hormuud Schools, Burco Somaliland

🎓 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐖𝐚𝐲 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐡𝐚𝐲! 📚🌟 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓 – 𝟐𝟎𝟐𝟔Ubadku waxay u qalmaan waxbarasho t...
17/07/2025

🎓 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧-𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐮 𝐖𝐚𝐲 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐡𝐚𝐲! 📚
🌟 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓 – 𝟐𝟎𝟐𝟔

Ubadku waxay u qalmaan waxbarasho tayo leh, taasina waa astaanta Dugsiga HORMUUD.

✅ 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐎𝐩𝐞𝐧 𝐟𝐨𝐫:• Kindergarten (KG)• Primary (Grade 1–4)• Intermediate (Grade 5)🗓️ 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐘𝐞𝐚𝐫: 2025 – 2026📍 𝐋𝐨𝐜...
16/07/2025

✅ 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐎𝐩𝐞𝐧 𝐟𝐨𝐫:
• Kindergarten (KG)
• Primary (Grade 1–4)
• Intermediate (Grade 5)

🗓️ 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐘𝐞𝐚𝐫: 2025 – 2026
📍 𝐋𝐨𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧: Xaafadda London, Burao, Somaliland

𝐏𝐚𝐠𝐞𝐀𝐝𝐦𝐢𝐧

🎓 𝗡𝗢𝗪 𝗢𝗣𝗘𝗡: 𝗦𝘁𝘂𝗱𝗲𝗻𝘁 𝗜𝗻𝘁𝗮𝗸𝗲 𝟮𝟬𝟮𝟱 - 𝟮𝟬𝟮𝟲! 📚🌟 𝗪𝗲𝗹𝗰𝗼𝗺𝗲 𝘁𝗼 𝗮 𝗡𝗲𝘄 𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝗶𝗰 𝗝𝗼𝘂𝗿𝗻𝗲𝘆!Your Kids Deserve High Quality Education an...
14/07/2025

🎓 𝗡𝗢𝗪 𝗢𝗣𝗘𝗡: 𝗦𝘁𝘂𝗱𝗲𝗻𝘁 𝗜𝗻𝘁𝗮𝗸𝗲 𝟮𝟬𝟮𝟱 - 𝟮𝟬𝟮𝟲! 📚
🌟 𝗪𝗲𝗹𝗰𝗼𝗺𝗲 𝘁𝗼 𝗮 𝗡𝗲𝘄 𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝗶𝗰 𝗝𝗼𝘂𝗿𝗻𝗲𝘆!
Your Kids Deserve High Quality Education and that is Our Hallmark!

Fadlan waalid, nagu soo booqo xarunta dugsiga oo diwaan galintu ka socoto ama soo wac telefoonnada numbarradoodu hoos ku...
13/07/2025

Fadlan waalid, nagu soo booqo xarunta dugsiga oo diwaan galintu ka socoto ama soo wac telefoonnada numbarradoodu hoos ku qoran yihiin.

063 6829856
063 3049984

10/07/2025

Hormuud, waa hoyga barbaarinta iyo kobcinta garaadka ilmaha ee ubadkaaga la gaadh!

𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇:Dugsiga hoose/dhexe ee HORMUUD waxa uu ku wargelinayaa dhammaan waalidiinta ku nool magaalada Burco i...
08/07/2025

𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇:
Dugsiga hoose/dhexe ee HORMUUD waxa uu ku wargelinayaa dhammaan waalidiinta ku nool magaalada Burco iyo nawaaxigeeda in diiwaan galinta ardayda cusub ee 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓 - 𝟐𝟎𝟐𝟔 ay ka bilaabmatay xarunta dugsiga ee Xaafadda London
Dugsiga oo looga bartay aqoon tayo leh, maamul iyo macallimiin khibrad leh, fasallada uu qaadan doono waxay kala yihiin:
𝟏. 𝐁𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 (𝐊𝐆)
𝟐. 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 - 𝟏 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝟒
𝟑. 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 - 𝟓aad.

Fadlan waalid, nagu soo booqo xarunta dugsiga oo diwaan galintu ka socoto ama soo wac telefoonnada numbarradoodu hoos ku qoran yihiin.

063 6829856
063 3049984

Jimce wanaagsan.
04/07/2025

Jimce wanaagsan.

Annaga oo ah maamulka, macallimiinta iyo bahda waxbarasho ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Hormuud, waxaan si niyad leh ugu duc...
19/06/2025

Annaga oo ah maamulka, macallimiinta iyo bahda waxbarasho ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Hormuud, waxaan si niyad leh ugu ducaynaynnaa dhammaan ardayda reer Somaliland ee u fadhiisanaysa imtixaannada shahaadiga ah ee fasallada 8aad iyo Form Four.

Ilaahay ha idiin sahlo oo ha idiin fudaydiyo imtixaanka, hana idiinka dhigo kuwii dedaalkooda ka midho dhaliya. Dhammaantiin waxaad tihiin ubaxa qaranka iyo tiir-dhexaadka mustaqbalka. Guushiinnu waa horumarka ummadda.Ilaahay ha idin barakeeyo, hana idin guuleeyo!

Dalxiis aan ahayn dal uun tagis, balse ah waayo-aragnimo, barasho iyo xasuus dhaxal gal ah.Ardayda Hormuud waxay la kulm...
18/06/2025

Dalxiis aan ahayn dal uun tagis, balse ah waayo-aragnimo, barasho iyo xasuus dhaxal gal ah.
Ardayda Hormuud waxay la kulmeen dabeecadda dabiiciga ah, isla markaana waxa ay dib ugu xidhmeen waxbarasho dhaqan iyo wacyi.

12/06/2025

Cajiib!
Qaybo ka mid ah ardayda dugsiga hoose oo ku luuqaynaya nashiido tilmaamaysa waddaniyad jacayl iyo u heellanaanta waxbarasho.
Dugsiga Hormuud, waa hoyga hibada iyo kobcinta aqoonta.

Alxamdulillah!Ilaahay mahaddii, waxa si habsami leh noogu soo dhammaaday imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2024- 2025. Ka d...
12/06/2025

Alxamdulillah!
Ilaahay mahaddii, waxa si habsami leh noogu soo dhammaaday imtixaankii sannad-dugsiyeedka 2024- 2025. Ka dugsi ahaan, ardayda waxa aannu u rajaynaynaa isbeddel kheyr leh iyo mustaqbal ifaya insha'Allaah.

07/03/2024

Kusoo dhawaada saaxiibayaal degelkeennan cusub ee Hayaan Podcast, oo ah madal dheef badan leh.

Address

Burao

Telephone

+252633049984

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormuud Schools -Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share