
02/08/2025
𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌 𝐀𝐇:
Dugsiga hoose/dhexe ee HAYAAN waxa uu ku wargelinayaa dhammaan waalidiinta ku nool magaalada Burco iyo nawaaxigeeda in diiwaan galinta ardayda cusub ee 𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓 - 𝟐𝟎𝟐𝟔 ay ka bilaabmatay xarunta dugsiga ee Xaafadda London
Dugsiga oo looga bartay aqoon tayo leh, maamul iyo macallimiin khibrad leh, fasallada uu qaadan doono waxay kala yihiin:
𝟏. 𝐁𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 (𝐊𝐆)
𝟐. 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 - 𝟏 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝟒
𝟑. 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢 𝐃𝐡𝐞𝐱𝐞 - 𝟓aad.
Fadlan waalid, nagu soo booqo xarunta dugsiga oo diwaan galintu ka socoto ama soo wac telefoonnada numbarradoodu hoos ku qoran yihiin.
063 6829856
063 3049984