BURCO 24

BURCO 24 BURCO 24 ugu soo hagaag warar hufan oo dhexdhexaad ah, Ciyaaraha kala duwan iyo madadaalo.

Kooxda Alnasr ayaa kaga adkaatay naadiga zamki 3-0, c.ronaldo ayaana dhaliyey saddexlay .BURCO 24
25/02/2023

Kooxda Alnasr ayaa kaga adkaatay naadiga zamki 3-0, c.ronaldo ayaana dhaliyey saddexlay .

BURCO 24

Kooxda PSG ayaa guul 4-3 dirqi ah ka gaadhay naadiga Lille.BURCO 24
19/02/2023

Kooxda PSG ayaa guul 4-3 dirqi ah ka gaadhay naadiga Lille.

BURCO 24

kooxda Arsenal ayaa hogaanka u qabatay premier league ka dib Saddex dhibcood oo Muhiim ah ka qaadatay naadiga Aston vill...
18/02/2023

kooxda Arsenal ayaa hogaanka u qabatay premier league ka dib Saddex dhibcood oo Muhiim ah ka qaadatay naadiga Aston villa guul daro qadhaadh oo 2-4 ah.

BURCO 24

Caawa iyo kulanka Khamiista Manchester-united vs Barcelana ,oo iskaga hor imanaya ciyaaro ka tirsan Europa league.BURCO ...
16/02/2023

Caawa iyo kulanka Khamiista Manchester-united vs Barcelana ,oo iskaga hor imanaya ciyaaro ka tirsan Europa league.

BURCO 24

Ugu danbayn Kooxda Manchester City ayaa hogaanka kala wareegtay kooxda Arsenal oo in badan hogaanka u haysay horyaalka i...
15/02/2023

Ugu danbayn Kooxda Manchester City ayaa hogaanka kala wareegtay kooxda Arsenal oo in badan hogaanka u haysay horyaalka ingiriiska , kadib guul daro qadhaadh oo 3-1 ah .
FG: Arsenal wali kulan ayaa baaqi u ah.

Kulan ka isbuuca ee horyaalka ingiriiska , Arsenal oo doonaysa in ay  sii haysato kaalinta koobaad iyo mancity oo rabtay...
15/02/2023

Kulan ka isbuuca ee horyaalka ingiriiska , Arsenal oo doonaysa in ay sii haysato kaalinta koobaad iyo mancity oo rabtay in ay hogaanka kala wareegto,waxaa xusid mudan in 10 kii kulan ee u danbeeyey ay city ka badisay arsenal.

BURCO 24

Kingsley-Coman ayaa kooxdiisii h**e ee PSG ka dhaliyey gool , dabaal-degna ku muu samayn kooxdiisii caruurnimadda.
14/02/2023

Kingsley-Coman ayaa kooxdiisii h**e ee PSG ka dhaliyey gool , dabaal-degna ku muu samayn kooxdiisii caruurnimadda.

Sidan ayaa loo kala sareeyaa champion-ka sanadkan .
14/02/2023

Sidan ayaa loo kala sareeyaa champion-ka sanadkan .

Kooxda Bayern munchen ayaa soo gaadhay magaaladda Paris ee faransiiska , waxaana la filayaa in ay isla caawaba la ciyaar...
14/02/2023

Kooxda Bayern munchen ayaa soo gaadhay magaaladda Paris ee faransiiska , waxaana la filayaa in ay isla caawaba la ciyaaraan kooxda reer faransa ee Paris Saint-Germain .

BURCO 24

Si loo Samatabixiyo Dadka ilaa hada ku go'doonsan burburka dhismayaasha hoostooda ayaa ay Dawladda Turkiga  bilawday in ...
13/02/2023

Si loo Samatabixiyo Dadka ilaa hada ku go'doonsan burburka dhismayaasha hoostooda ayaa ay Dawladda Turkiga bilawday in ay u adeegsato Jiir/dooli toobabaran oo lagu rakibay teknoolajiyadda casriga ah .

BURCO 24

Naadiga liverpool ayaa ilaa hada raadinaya guushii ugu horaysay ee sanadkan 2023 iyagoo la ciyaaraya everton oo ay deris...
13/02/2023

Naadiga liverpool ayaa ilaa hada raadinaya guushii ugu horaysay ee sanadkan 2023 iyagoo la ciyaaraya everton oo ay deris dhow yihiin.

BURCO 24

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ugu deeqday $200,000 dadkii ka barakacday magaaladda Laascaanood.
12/02/2023

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa ugu deeqday $200,000 dadkii ka barakacday magaaladda Laascaanood.

Kooxda Realmadrid ayaa markii shannaad ku guulaysatay xooxda ugu fiican dunida kubada cagta, kadib markii cagta ay mariy...
11/02/2023

Kooxda Realmadrid ayaa markii shannaad ku guulaysatay xooxda ugu fiican dunida kubada cagta, kadib markii cagta ay mariyeen kooxda reer Sucuudi ee Al-Hilal ciyaar ku soo idlaatay 5-3.

BURCO 24 kala soco Ciyaaraha kala duwan, wararka iyo Madadaalladda.

Kooxda hogaanka 'premier league' haysa ee  Arsenal ayaa mar kale lumisay dhibco muhiim u ah, kadib markii ay barbaro 1-1...
11/02/2023

Kooxda hogaanka 'premier league' haysa ee Arsenal ayaa mar kale lumisay dhibco muhiim u ah, kadib markii ay barbaro 1-1 ah la gashay kooxda Brentford .

BURCO 24 kala soco ciyaaraha, wararka iyo madadaaladda.

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BURCO 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share