MIA TV

MIA TV I would like to share my friends and my pride in everything in the world and the right news

01/09/2024

DEG DEG : Waayeelka Ceerigaabo Iyo Gudida Loo Magaacabay Nabadeyntii Shaqaaqadii dhex martay labada beelood ee walaalaha ah ayaa laguso dhameeyay NABAD & BARWAAQO.

Sida ay xaqiijisay warbaahinta Afka dawladda ku hadasha e EBC, qodobada ku jirey heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya waxa...
03/01/2024

Sida ay xaqiijisay warbaahinta Afka dawladda ku hadasha e EBC, qodobada ku jirey heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya waxa ka mid in ay dawladda Itoobiya dedaal badan ku bixinayso sidii loo aqoonsan lahaa Somaliland isla markaana ay qayb weyn ka qaadanayso qaddiyada ictiraaf raadinta Somaliland.

Arrinka ayaa ku soo beegmay xilli ay wasaaradda Arrimaha dibaddu sheegtay in ay aqoonsanayaan Somaliland oo ay la galeen heshiiskii dhinaca badda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaamimayey oo ku guda jira Safarkii shaqo ee Dalka Ethiopia aya...
03/01/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaamimayey oo ku guda jira Safarkii shaqo ee Dalka Ethiopia ayaa soo gaadhay Magaaladda Jig-jiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.

Waxaana Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Madaarka diyaaradaha ee Garaad Wilwaal ku soo dhaweeyey weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida,Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku xigeenkiisa iyo madaxda kala duwan ee dawlad deegaanka.

War dag dag ah. Waxa hada ku soo wajahan buuraha gacan libaax labadan wariye oo waraysi ka qaadaya jabhada ku sugan buur...
12/08/2023

War dag dag ah. Waxa hada ku soo wajahan buuraha gacan libaax labadan wariye oo waraysi ka qaadaya jabhada ku sugan buuraha.

Wixii warar ah halkan kala soco.

War dag dag ah.Waxa hada jabhad cusub ku dhaqaaqay beesha garxajis galbed oo soo bandhigay sanad hubka kiisa kala duwan....
05/08/2023

War dag dag ah.

Waxa hada jabhad cusub ku dhaqaaqay beesha garxajis galbed oo soo bandhigay sanad hubka kiisa kala duwan.
Jabhadan ayaa lagu soo waramyaa inay joogaan gobolka togdheer gar ahaan magalada oodweyne oo masaafo yar u jirta caasimada soomaaliland ee hargaysa.

Wixii warar ah bogan kala soco

Sharfi korkiina❤️
07/04/2023

Sharfi korkiina❤️

Sharafteyda ❤️

Hanbalyo hanbalyo hooyada qaranka
01/04/2023

Hanbalyo hanbalyo hooyada qaranka

Alle ayaa mahad-leh oo waqtigaan igu simay.

Caawa waa tartanka magaaloyinka soomaliland.Gobolka sool waxad sartaa 👉😲Gobolka sanaag waxad sarta 👉❤️Shuruuda pege ka s...
01/04/2023

Caawa waa tartanka magaaloyinka soomaliland.

Gobolka sool waxad sartaa 👉😲
Gobolka sanaag waxad sarta 👉❤️
Shuruuda pege ka soo follow garee MIA news

Labadan weriye Kee Tageero badan 1:Maxamed  Bakayle: (Garxajiz)     ♥️Love Saar2:Xasan Galaydh :  (Habar jeclo)  😮Woow S...
01/04/2023

Labadan weriye Kee Tageero badan
1:Maxamed Bakayle: (Garxajiz) ♥️Love Saar
2:Xasan Galaydh : (Habar jeclo) 😮Woow Saar

War dag dag ah  waxa hada inloo xaqiijiyey in la dilay maxbuuskii jabhada snm ay dileen ilaalilaah.😭😭
01/04/2023

War dag dag ah waxa hada inloo xaqiijiyey in la dilay maxbuuskii jabhada snm ay dileen ilaalilaah.😭😭

Dag Dag ah waxa maalinta bari ah shir uga furmaya isimada dhaqanka ee gobolka sool ee magala madaxda laascanood.Wixii da...
31/03/2023

Dag Dag ah waxa maalinta bari ah shir uga furmaya isimada dhaqanka ee gobolka sool ee magala madaxda laascanood.

Wixii dambe oo shirkaa ku saabsan kala soco bartan. Mahad sanid dawade

31/03/2023

Ilahay dartii ugu caawi wixii aad awoodo.

30/03/2023

Shabeel baxsad ah ayaa caawa nin kaan ku dhaawacay magaalada Boorame dhexdaada.

30/03/2023

Madaxweyne Biixi oo bedelaya wajiga dagaalka Sool, Ciidamo beeleedyo la qorayo, Dhexdhexaadinta oo saqiir ku dhaw

Daahir alasow oo maalinta bari ah ka dagi doona caasimada soomaaliland ee hargaysa.
30/03/2023

Daahir alasow oo maalinta bari ah ka dagi doona caasimada soomaaliland ee hargaysa.

18/02/2023

Dhulbahantow isaaq wax idiin dhaama ma jiraan ee iska iimaansada

Macallimuu ayaa sawir nagu xaday anigoo raysalwasaare h**e, Maxamed Xuseen Rooble, wax ka weydiinaya tusbaxa yar. Waa ni...
08/12/2022

Macallimuu ayaa sawir nagu xaday anigoo raysalwasaare h**e, Maxamed Xuseen Rooble, wax ka weydiinaya tusbaxa yar. Waa nin aad u furfuran oo kaftan yaqaan ah.

Address

Burco

Telephone

+252634697182

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MIA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MIA TV:

Share