Al-Hadaf Production

Al-Hadaf Production منــصّة الهدف للإنتاج الإعلامي
Al-Hadaf Production

𝐀𝐥-𝐇𝐚𝐝𝐚𝐟 𝐏𝐫𝐨𝐝𝐮𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐖𝐚𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐮𝐮𝐛𝐞 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 ( 𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐍𝐚𝐠𝐮 𝐒𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐢𝐫! )

الهدف : مونتــاج إســلامي وبصــورة احـترافيــة
لأول مـــرة مـــن نوعـــه ( انضـــم معـــنـــا )!!!

31/10/2025

Dhibaatooyinka furniinka iyo xalka lagaga hortagi karo || Sh. Mukhtaar Jaamac Bile

17/10/2025


7 qodob oo ku saabsan kelmadda لا إله إلا الله┇Sh. dr. Maxamed Sh. Cabdikariim

10/10/2025


Halista dembiyada qarsoodiga loo sameeyo┇Sh. Shuceyb Yuusuf Ibraahim

03/10/2025


Macaashka xaaraanta ah iyo xuquuqda aadmiga┇Sh. dr. Maxamed Sh. Cabdikariim

26/09/2025


Kasabka xalaasha ah┇Sh. dr. Maxamed Sh. Cabdikariim

📌𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍Maamulka 𝐦𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝 𝐀𝐥 𝐇𝐮𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐮𝐫𝐜𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐥𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐚𝐫𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐥𝐢𝐬, waxay idiin soo diyaar...
23/09/2025

📌𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍
Maamulka 𝐦𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝 𝐀𝐥 𝐇𝐮𝐝𝐝𝐚 𝐁𝐮𝐫𝐜𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐥𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐚𝐫𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐥𝐢𝐬, waxay idiin soo diyaariyeen Taxane kutubka cilmiga Naxwaha iyo Sarfiga ee luuqadda carabiga (سلسلة من كتب اللغة من النحو والصرف), waxaan dhigaya Sh. dr. Khaalid Cabdi Gaas (حفظه الله)
_________________________________
◉ 𝐖𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨
Habeenada Salaasadda iyo Arbacadda (Salaada cishe ka dib)

◉ 𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐨
1. Ardaygu inuu diyaar u yahay Muddada waxbarashadda
2. Ardaygu inuu diyaar u yahay imtaxaanadda kutubta fadhiga lagu qaadanayo.
3. Ardaydu, waxay yeelanayaa xaadiris joogto ah.

◉ 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐝𝐚
Dhamaadka kutubta fadhiga arday kasta oo ka qeyb qaatay joogteynta, raacashadda iyo imtaxaanadda fadhigu wuxuu yeelanayaa 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨

Halkan iska diwaangeli
https://forms.gle/WQVoh3Br7VVAshEL8

📌Kala soco casharadda Sh. dr. Khaalid Cabdi Gaas
🟠 𝑭𝒂𝒄𝒆𝒃𝒐𝒐𝒌:
https://www.facebook.com/share/1Ak5sR5n3G/?mibextid=wwXIfr

🔴𝒀𝒐𝒖𝑻𝒖𝒃𝒆:
https://www.youtube.com/.Dr.KhaalidCabdiGaas
🔵𝑻𝒆𝒍𝒆𝒈𝒓𝒂𝒎:
t.me/shkhaali
🟢𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝒑𝒑:
https://chahttps://ch

Taxanaha kutubtan, waxaa iska kaashanaya maamulka Masjid Al Hudda Burco iyo Kuliyada luuqadda iyo Tarbiyada ee jaamacadda Gollis. Fadhiyada taxanuhu, waxay yeelaan imtaxaano iyo Shahaado.

12/09/2025

Dadka naafada ah magacyadda xun xun aynu ka deyno || Cabdirisaaq Shabeel

Subax wacan...
08/09/2025

Subax wacan...

07/09/2025

Cadaynta eed la'aanta Salafiyiinta iyo is-burinta xisbiyiinta || Hordhac || Sh Siciid Cabdiraxman Al-naxwi

06/09/2025

معهد المعارف (قسم تعليم الكبار الليلي)
Machadka Al-Macaarif Qaybta Habeenkii ee dadka waa wayn...
Lasoo Xidhiidh: 0634802094

05/09/2025


Xuquuqda jaarku ay isku leeyihiin -┇ Sh. dr. Maxamed Sh. Cabdikariim

29/08/2025

Weynaynta rasuulka ﷺ -┇ Sh. dr. Maxamed Sh. Cabdikariim

Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Hadaf Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al-Hadaf Production:

Share

Category