Somaliland Law Society

Somaliland Law Society Stands for promoting legal knowledge and pushing for community rights.

Qareen Cabdifataax Cabdiraxmaan Faarax oo ka tirsan bahdeena Somaliland Law Society (SOLSO) ayaa ka qaybgalay shirweynih...
31/07/2025

Qareen Cabdifataax Cabdiraxmaan Faarax oo ka tirsan bahdeena Somaliland Law Society (SOLSO) ayaa ka qaybgalay shirweynihii 6aad ee Ururka Qareenada Somaliland (SOLLA). Intii uu socday shirka waxaa lagu lafaguray arrimo muhiim ah oo la xiriira sharciga iyo garsoorka, waxaana sidoo kale la doortay guddoomiye cusub oo hogaamin doona ururka.

Lawyer Abdifatah Abdirahman Farah attended the 6th conference of the Somaliland Lawyers Association. During the event, members discussed important legal matters and elected a new chairperson to lead the association.

๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‘๐ž๐Ÿ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“Somaliland is home to an estimated 85,000 internally displaced persons (IDPs) โ€” individuals forced...
21/06/2025

๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‘๐ž๐Ÿ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Somaliland is home to an estimated 85,000 internally displaced persons (IDPs) โ€” individuals forced to flee their homes but remain within the borders of their own country. In Togdheer region alone, over 26,000 people live in displacement, often without access to legal protections or essential services.

On this day, the Somaliland Law Society (SOLSO) stands in solidarity with IDPs. Our team visited displacement camps in Togdheer to raise awareness about their rights, share vital legal information, and help them navigate pathways to justice and dignity.

Behind every statistic is a human story โ€” of resilience, strength, and hope for a fairer future.

Sawiradii Barnaamijkii โ€œXuska Buugta & Xuquuqda Qalinleydaโ€.
26/04/2025

Sawiradii Barnaamijkii โ€œXuska Buugta & Xuquuqda Qalinleydaโ€.

Xalay waxa inoo qabsoomey barnaamij la magac baxay โ€œXuska Buugta & Xuquuqda Qalinleydaโ€ waxaana marti inoo ahaa Garyaqaa...
25/04/2025

Xalay waxa inoo qabsoomey barnaamij la magac baxay โ€œXuska Buugta & Xuquuqda Qalinleydaโ€ waxaana marti inoo ahaa Garyaqaan Qaraf oo lafagurayey โ€œkaalinta Copyright-ku ka qaato ilaalinta xuquuqda Alifahaโ€ iyo Muse M. Osman oo gorfeynayay โ€œFariimaha Buugtaโ€ oo uu leeyhaya prof Siciid salah.

Waxa soo gaasimey barnaamijka Somaliland Law Society iyo Burao book club.

The Deputy Minister of Agriculture of the Republic of Somaliland Mukhtar Haji, who is on a working visit to the city of ...
17/04/2025

The Deputy Minister of Agriculture of the Republic of Somaliland Mukhtar Haji, who is on a working visit to the city of Burao, accompanied by officials from SOS, Takulo and the Togdheer Regional Coordinator Muxyadin, visited the agriculture department of Burao University. He joined us during a training session on "The Role of Tree Planting in Achieving Climate Justice," organized by the Somaliland Law Society (SOLSO), attended by students studying agricultural sciences.

Somaliland Law Society maalinta qaran ee dhirbeerista darteed waxa ay soo qaban qaabisay tababar ku saabsan "Doorka dhir...
14/04/2025

Somaliland Law Society maalinta qaran ee dhirbeerista darteed waxa ay soo qaban qaabisay tababar ku saabsan "Doorka dhir-beeristu ka qaadato u cadaalad samaynta cimilada iyo deegaanka" tababarkaas oo uu bixinayay qareen Cabdifataax saleebaan cabdi (Heersare) ayaa ay ka faa"idaysteen ardayda kulliyada culuumta beeraha iyo deegaanka ee jaamacada burco.

#2025

BOGAADINTA FARXADDA CIIDDA!Madasha (Somaliland Law Society) waxa ay dhammaan Ummada muslimiinta ah ee qiimaha badan, Sha...
31/03/2025

BOGAADINTA FARXADDA CIIDDA!

Madasha (Somaliland Law Society) waxa ay dhammaan Ummada muslimiinta ah ee qiimaha badan, Shacabweynaya somaliland, Sharciyaqaanada sharafta leh, ugu hambalyeynaysaa uguna bushaaraynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fitr.

Alle ha idinka aqbalo cibaadadii, soonkii, salaaddii iyo ducooyinkii. Waxaan idiin rajaynaynaa farxad aan dhammaan, nolol barwaaqo ah, iyo caafimaad waara.

Ciid Mubaarak, Kullu Caam Wa Antub Bil Khayr!

-Xafiiska Warbaahinta Somaliland Law Society.

Somaliland Law Society ayaa ka qayb gashay kulan wada tashi dadweyne (Public Consultation Workshop) oo Golaha Wakiillada...
27/03/2025

Somaliland Law Society ayaa ka qayb gashay kulan wada tashi dadweyne (Public Consultation Workshop) oo Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ku qabtay (Waaxdiisa Arrimaha bulshadu ku qabteen Gobolka Tog-dheer laguna lafo gurayay "Mashruur sharciga Caafimaadka Qaranka".





Xalay, 14 March, 2025 Waxa inoo qabsoomay mawduuc muhiim ah oo taabanayay "Xeerarka Bisha Ramadan & Xurmaynta Barakadeed...
15/03/2025

Xalay, 14 March, 2025 Waxa inoo qabsoomay mawduuc muhiim ah oo taabanayay "Xeerarka Bisha Ramadan & Xurmaynta Barakadeeda" oo uu inoo jeedinayay Sheekh Yuusuf Faarax.

Caawa๐Ÿ“
14/03/2025

Caawa๐Ÿ“

Bisha barakaysan ee ramadan darteed madasha sharciyaqaanada somaliland Ee "Somaliland Law Society" Waxa ay inoo diyaarisay oo aynu ku wada caweyn doonaa isbuucan dhamaadkiisa mawduuc muhiim ah oo ku saabsan:-
"Xeerarka Bisha Ramadan & Xurmaynta barakadeeda" oo uu inoogu casuumanyahay Ustaad/Sheekh (Yusuf Farax).
Fadlan nagala soo qaybgal oo ka faa"idayso.

-Goobta: Dhamac Hub (Dabaqa 3-aad Sagal Jet).
-Goorta: Jimce, March 14, 2025 (Habeenka Sabtidu soo galayso).
-Wakhtiga: 8:30 Pm (Bacdal Tarawix).

Bisha barakaysan ee ramadan darteed madasha sharciyaqaanada somaliland Ee "Somaliland Law Society" Waxa ay inoo diyaaris...
12/03/2025

Bisha barakaysan ee ramadan darteed madasha sharciyaqaanada somaliland Ee "Somaliland Law Society" Waxa ay inoo diyaarisay oo aynu ku wada caweyn doonaa isbuucan dhamaadkiisa mawduuc muhiim ah oo ku saabsan:-
"Xeerarka Bisha Ramadan & Xurmaynta barakadeeda" oo uu inoogu casuumanyahay Ustaad/Sheekh (Yusuf Farax).
Fadlan nagala soo qaybgal oo ka faa"idayso.

-Goobta: Dhamac Hub (Dabaqa 3-aad Sagal Jet).
-Goorta: Jimce, March 14, 2025 (Habeenka Sabtidu soo galayso).
-Wakhtiga: 8:30 Pm (Bacdal Tarawix).

Madasha Somaliland Law Society  waxa ay ka qayb gashay daahfurka barnaamijka Siyaasadda iyo Manhajka Waxbarasho ee Xabsi...
05/03/2025

Madasha Somaliland Law Society waxa ay ka qayb gashay daahfurka barnaamijka Siyaasadda iyo Manhajka Waxbarasho ee Xabsiyada Somaliland, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Caddaaladda JSL , ayna iska kaashadeen wasaaradaha waxbarashada iyo Diinta iyo Awqaafta.

Barnaamijkani waxa uu udub-dhexaad u ah horumarinta xuquuqda maxaabiista, iyada oo la xoojinayo dib-u-habaynta xabsiyada iyo fududeynta dhaqan-celinta maxaabiista & la dhaqankiisa bulsho.

Address

Burco

Telephone

+252672063202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Law Society posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somaliland Law Society:

Share