Burco City

Burco City Burco City News

Hawshii Jaamacadda sidaasi ayey ku dhamaatay Marwo Faadumo iyadaa Jamaacadda Sidii h**e usii maamuli doonta.Wixii kale e...
17/03/2026

Hawshii Jaamacadda sidaasi ayey ku dhamaatay Marwo Faadumo iyadaa Jamaacadda Sidii h**e usii maamuli doonta.

Wixii kale ee farsamo ah waa wax laga wada hadli karo.

Qolyihii doonayey in ay Machadka Burco dhacaan waxay ku dooddayeen “Machadka dawladdu iyada ayaa leh; fikraddiisana waxa...
16/03/2026

Qolyihii doonayey in ay Machadka Burco dhacaan waxay ku dooddayeen “Machadka dawladdu iyada ayaa leh; fikraddiisana waxa lahaa Isuduwihii Caafimaadka ee Gobolka, Wasaaradda Caafimaadkuna iyadaa hirgelisay.”

Haddaba, Isuduwihii Caafimaadka ee Gobolka Togdheer, Dr. Cabdi Yaasiin, oo waraysi bixiyey, wuxuu arrinta ka yidhi sidan:

“Machadku meel ay Wasaaradda Caafimaadka iyo dawladdu leeyihiin ma aha. Wasiirkii Caafimaadka ee wakhtigaasna sidaas ayuu u ogaa in uusan iskuulku ahayn mid dawladdu leedahay. Iskuulku wuxuu ahaa goob dadweyne, mana ahayn hanti dawladdu leedahay. Maamul aan dawladdu shaqo ku lahayn ayaa maamulayey oo aasaasay.

Aniguna, anigoo isuduwaha ah, ma maamuli jirin, shaqona kuma lahayn. Wasiirradii Caafimaadka ee kala dambeeyeyna mid qudhi ma soo faragelin jirin. Machadku meel ay dawladdu shaqo ku leedahay ma ahayn; ma dhisin, ma abaabulin, fikraddana may lahayn, gambana may gelin.

Markaa in markii ay meeshii isku dubbaridantay ay dawladdu farageliso waa wax cajiib ah.”

Markii dooddaa laga soo xidhay, qolyihii arrintaa waday waxay ku soo ururiyeen dooddoodii: “Hebla ayaa h**e meel looga qaaday ee maxay Faadumo kaga duwantahay?”

Taasi waa mandiq la yaab leh, waana dood u dhiganta: “Hebla ayaa meel laga qaaday ee annaguna Faadumo ayaan ka qaadaynaa.”

Wasiir Hussein Hersi, “Heego” aad WhatsApp kasoo abaabusheen ma burin karaan hadallada Dr. Axmed Xaaji Xasan Cawad, Professor Saleebaan Dirir, iyo Dr. Cabdi Yaasiin oo dhammaantood ka mid ah haldoorka Gobolka Togdheer iyo magaalada Burco.

Madaxwaynaha Rasmiga Ah ee jaamacada BCU mrs faadumo cismaan axmed.24 kii saacadood ee ugu dambeeyey ilaa maalintii Arin...
15/03/2026

Madaxwaynaha Rasmiga Ah ee jaamacada BCU mrs faadumo cismaan axmed.

24 kii saacadood ee ugu dambeeyey ilaa maalintii Arinku dhacay waxa udhacayey markhaatiyo sharci iyo kuwo joob joog-ba.

Waxa ugu h**eeyey markhaatiyadaa

1-Ruqsada sharci ee jaamacadu ka haysato commission-ka Tacliinta sare.

2-iftiimintii iyo cadayntii oralka ahayd ee Gudoomiyihii h**e ee Commission-ka tacliinta sare saleebaan Dirir Cabdi ee gallayd TV.

3- hadalkii saaka ee Gudiga Board-ka jaamacada BCU ay ku cadeeyeen in jaamacadu tahay Goob bulsho.

4- hadal kale oo caawa kasoo baxay Dr Cabdi yaasiin x saleeban isuduwe h**e Ee wasaarada Caafimaadka Gobolka togdheer, xog ogaal iyo Aasaase H**e jaamacada isaguna cadeeyey in jaamacadu tahay Goob bulsho aan Dawladu waxba ku lahayn Aas-Aas ilaa Heerka Ay maanta Joogto.

5:Suldaan maxamed Cali Jabaan oo Ah Dhaqankii Deegaanka iyo dalkaba ugu mudnaa oo isaguna si cad Ucadeeyey cawa Mawqifkiisa iyo wixii uu ka ogaa Arinka.

Iyo cida Ugu mudan uguna Badan Oo Ah.

6-Qaybihii kala duwanaa Ee Bulshada Gobolka togdheer oo Gudo iyo Dibad ba markhaati Balaadhan Furay si Mug iyo miisaan lehna Utaageeray Tacabkii iyo Dedaalkii maamo Faadumo cismaan.

Halkaaas marka ay marayso waxwaliba waxa ay dhaceen sidii Xaqiiqadu Ahayd iyo Xaqii.

Midna Iga Qora oo Waxa ugu dambeeya ee Guulaysta waa Xaqa.

XQ. Axmed samaale

15/03/2026

"Madaxweyne Jaamacadda Burco Central University Xukumadaadu Faraha Hakala Baxdo" Suldaan Maxamed Cali Jabaan

15/03/2026
15/03/2026

"Dawladdu Faraha Ha Kala Baxdo Jaamacadda Burco Maadaama Aas-aaskeedii Ilaa Maanta Aanay Waxba Ku Lahayn" Dr.Cabdi Yaasiin.

Madaxwayne u hiili sharciga oo badbaadi Jaamacada Burao Central University College
15/03/2026

Madaxwayne u hiili sharciga oo badbaadi Jaamacada Burao Central University College

Maxaynu dhaannaa faqashtii aynu ka cabanaynay, mar haddii inagii aynu dawladnimadii isugu xoog sheeganayno oo doonayno i...
13/03/2026

Maxaynu dhaannaa faqashtii aynu ka cabanaynay, mar haddii inagii aynu dawladnimadii isugu xoog sheeganayno oo doonayno in aynu dadkeenii macnaha lahaa ku hagar daamayno.

Jaamacadda Dhexe Burco waxaa mulkiile ka ah Faadumo Cismaan. Ninka damaaciyey waa nin doonaya inuu boobo hanti qof gaar leeyahay, taasina waa wixii lagu yaqaanay mooryaanta iyo jabhadaha oo meherad qof leeyahay xoog iyo qori caaradii ku geli jiray.

Meesha waxa ka socda ma qarsoona; waa arrin muddo laga soo shaqaynayey. Ka wasaaradda caafimaadka haystaa isagu waa fuliye lagu shaqaysanayo, kan meesha loo magacaabayna waa maqaar saar kale, laakiin cidda nus dambeedka ka ah waa la garanayaa, iyagaana u aanoobaya wixii meeshaa ka xumaada.

11/03/2024

Malaga soomay xalay deegaanka aad joogto

“Madaxwayne sida ugu dhakhsaha badan isku casil dalkana ku wareeji Saylici, si dalka inta hadhay loo bed baadiyo loona s...
01/12/2023

“Madaxwayne sida ugu dhakhsaha badan isku casil dalkana ku wareeji Saylici, si dalka inta hadhay loo bed baadiyo loona saxo wixii khaldamay..”

madax dhaqameedka Arab .

23/11/2023

Degdeg waxa lagu wargelinayaa
Beelaha sacad yoonis inay difaacan degaankooda iyo dadkooda

Address

BURCO
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burco City posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share