Shiine Media

Shiine Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shiine Media, Social Media Agency, Burco.

29/07/2026

“Mujaahidkii Halgan ilaa Hoggaan: Taariikhda iyo Safarka Siyaasadeed ee Musharraxa KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed”

゚viralシ #

24/07/2026

“Mid jooga iyo mid soo socda midna nagama leexin karo wadadaa” Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe

゚viralシ

23/07/2026

Boqor Buurmadow: "Xasan Shiikh waa nin ku dhac leh waa nin maanta wax inoo oggol, Farmaajo & Shariif waxba inoo oggola.... aqoonsiga Israa|| waxa ka dhow Xasan oo aan la hadalno oo wax inoo oggol."

゚viralシ

22/07/2026

DEG-DEG"Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Oo Go’aan Xasaasi ah Ka Qaatay Laascaanood iyo Dhulbahante"

゚viralシ

22/07/2026

"Moyer ku-xigeenka Degmada Burco Dr Mukhtar Abdi Mohamoud Baaryare Oo Gacmo Furan Ku Soo Dhawaysay Qurbajoogta Togdheer — Maamulka Degmada Oo Xoojiyey Isku Xidhka Bulshada!”

゚viralシ

22/07/2026

“Nin gobannimo diidan ma jiro—laakiin dadka qaar ayaa si kale ugu muuqata"— Mid ka mid ah hadalladii dhaxal-galka ahaa ee Ahun Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal"

゚viralシ

20/07/2026

"Dadka muuminta ah miyaanay gaadhin wakhti ay qalbiyadoodu ku khushuucaan xuska Alle iyo Quraanka xaqa ah ee Alle soo dejiyey?”

Waa fariin baraarujin ah oo toosinaysa qof kasta oo iimaan leh.- Sheikh Mustafe Ismail Haaruun

Ha noqonin kuwa qalbiyadoodu adkaadaan. Ka faa’iidayso fursadda maanta, maxaa yeelay berri lama hubo.

Alle ha inaga dhigo kuwa qalbiyadoodu khushuucaan. Aamiin.

゚viralシ

Shiine Media News Desk

19/07/2026

Xaqiiqo Taariikhi Ah: Crispus Attucks Oo Noqday Halyeeygii Ugu Horreeyay ee Dhiiggiisa U Hura Xorriyadda Maraykanka Boston 1770:

# ゚viralシ

11/07/2026

Gudoomiye Mukhtar Ahmed "Oo Noqday Mishinka Xisbiga” Tiirka Iyo Laf-dhabarta Kulmiye ee Gobollada Bariga – khabiir Siyaasadeed iyo Hoggaan Dhaqaajiya Siyaasaddah"

16/05/2026

Mareeyaha Wakaaladda Biyaha Burco Sakariye Lamuumbe iyo Diyaar-garowga Xuska 18-ka May
🟩⬜🟥

Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shiine Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share