Shucayb smiller

Shucayb smiller Hadafkeenu waa 40k

Fadlan hadaad halkan soo boqoto follow nasoo dheh🙏
(1)

Ninka quruxdaas haysan wayay ee leh waan soo qarxinaya anaguna waxanu lenahay Telegramka wan kugu sii sugnaaye lasoo dha...
23/09/2026

Ninka quruxdaas haysan wayay ee leh waan soo qarxinaya anaguna waxanu lenahay Telegramka wan kugu sii sugnaaye lasoo dhakhso🤣

23/09/2026

Mamo qadan qaran Waxay Moodasa mudohoraadka maraykanka ka Dhacaya inay Maalin Qaran Yahay Ku lahyd idin Mee Reer somalilanow🤣

22/09/2026

Walalaheen koonfurta turky way usoo dawasho tagaan subxanlah 😲

Hadaad maqli jirteen aano qabiil Hada Waxa soo baxday Aano kufsi🤣Arin Yaab leh waliba Ninkaan dhalinayarada ah ayaa gabd...
21/09/2026

Hadaad maqli jirteen aano qabiil Hada Waxa soo baxday Aano kufsi🤣

Arin Yaab leh waliba Ninkaan dhalinayarada ah ayaa gabdhaan idiin muuqato hal sano kahor muuqalo kaduubay isagoo anshax xumo kula dhaqmaayo waliba saddex rag ah ookle ubalimiyay gabdha meel cidla intuu gaystay ayuu siduu doono intuu kayeeshay muuqalo kaduubtay kadib waa laxiray wiilkaan 1 sano markuu xidhnaa ayaa raga gabdha ladhashay xabsiga kale baxay xalay isagana way kufsadeen muuqalana way kaduubeen waxa ugu daran baa waxay ahayd in Ninkaan markii lala baxay meel isagana lageeyay kadib isagoo aan xadbadna aan lagu dhufanin lasoo celiyay Lkn jirdil kamuuqdo ayaa bananka lagu soo tuuray miyay saxnaayeen ragas mize way qaldanayeeen

21/09/2026

Subxanalah .

Dumarka hada jooga waa alle u sahal xafadooda dalxiis baanu adana ayay kaga tagayaan kadibn waxan ayay samenayan

Arabku fananin ma leyihiin horto waan ilaawe🤣
21/09/2026

Arabku fananin ma leyihiin horto waan ilaawe🤣

Adigoo runta ka hadlaaya labadan keebaad hor barataymaxamed bk 😲 ugu codeeAbwaan wedhsame ❤️ugu codee24saac kadib baynu ...
20/09/2026

Adigoo runta ka hadlaaya labadan keebaad hor baratay

maxamed bk 😲 ugu codee
Abwaan wedhsame ❤️ugu codee

24saac kadib baynu eeganasa kay bulshadu hor bartay iyo kala soo saray🙏

20/09/2026

Curadkii iyo madax waynihii ictiraafkii somaliland waa soo socdaye sugay🤣❤️

Waxaa cajiiba qaabka madax waynuhu ugu tagay ee ay salanta u kala qateen gobtu waa gob uun❤️

19/09/2026

Hooyo macaan xata kugu amini mayso abaha ku dhalay bal fiir qabka ay lugta u hayso .

Hooyo wa naxariista dunida alle ha inoo daaye muqaalkan xaqiisa siiya saxiib yaal🙏❤️

DEGDEG Wasiir h**e buuni oo ganafka ku dhuftay hadalkii shalay ee siyaasi fahima quuje
19/09/2026

DEGDEG Wasiir h**e buuni oo ganafka ku dhuftay hadalkii shalay ee siyaasi fahima quuje

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shucayb smiller posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share