22/06/2026
Cajiip cajiip !
L. messi waa la Hadal hayn doona qarni ka qarni
hibadiiaa kubadeed ee farshaxnimada leh
waxaynu koob joog u nahay isago duqoobay
in wacdaro ka dhigayo garoomada cagaaran
ciyaar yahy la hibo ha kubada cagta ma
ma soo marayo๐ซก๐