20/02/2023
Oday Ducaale oo Ahaa Aabihii Flimka Haboon ayaa Xalqadii Caawa Oo lagu sheegay in Shil uu ku geeriyooday ay badashay daawadayaashii ku xidhnaa taxanahan Haboon.
Caawa Maxaad Dareentay?
Anigu Sidii Flim Dhab ah sababta oo ah waxa team ku ay u jileen Si Layaab leh.