Somaliland News

Somaliland News Somaliland News company welcome to somaliland news

Wasaarada xaafimaade jamhuriyada somaliland waxan kula talin laha inay keenaan ijiinada yar yar eelagu buufiyo kaneecada...
01/06/2026

Wasaarada xaafimaade jamhuriyada somaliland waxan kula talin laha inay keenaan ijiinada yar yar eelagu buufiyo kaneecada
Waliba waxay ka dalban karaan dalka aynu walalaha nahay ee

ciidanka milateriga jamhuuriyada somaliland ayaa gaadhay deegaanka carmaale ee gobolka sanaag halkaas oo laba beelood da...
07/05/2026

ciidanka milateriga jamhuuriyada somaliland ayaa gaadhay deegaanka carmaale ee gobolka sanaag halkaas oo laba beelood dagaal ku dhex maray

26/03/2026

Dayax godkiisi helay

Aqoonsigii kadiska aha ee dawlada israail siisay somaliland waxa dibada usoosaray cadaw badan oo somaliland ledahayWadam...
23/02/2026

Aqoonsigii kadiska aha ee dawlada israail siisay somaliland waxa dibada usoosaray cadaw badan oo somaliland ledahay
Wadamada sucuudiga masar turkiga iyo somaliya waxay ku hawlan yihiin sidi somaliland loo dumin laha iyagoo dhaqaale ku bixinaya isku dirka beelaha somaliland wada dhistay
Hada mid ayay ku guulaysteen waxay madaxa isu galiyeen samaron iyo ciise oo hada dagaalkoodu socdo la isuna hub uruursanayo
Hada waxay ku hawlan yihiin inay belaha isaaqa madaxa isu galiyaan hadhawna isaaq iyo harti inay coladoda dib u furaan

Shacabka somaliland ee dalkooda jecel maanta waxa waajib ku ah inay dal iyo dibadba midoobaan kuwa calooshoda u shaqaystayasha ah ee damiirkodu dhintayna dhinac laga wada maro
Somaliland 500kun oo qof ba laga dilay dadkasi waxay u dhinteen iyo tacabka dheer ee dhismo lehba yaanu inaga khasaarin
Hala midoobo gacmahana hala is qabsado
Manta dalkeenu meel xasaasiyu maraya oo wadamo awood lehi u midooben sidi wadankeena lo burburin lahaa

War saxaafadeeed kaso baxay xafiiska madaxweynaha jamhuriyada Somaliland ayaa digniin k**a danbaysa loogu diray culimada...
28/01/2026

War saxaafadeeed kaso baxay xafiiska madaxweynaha jamhuriyada Somaliland ayaa digniin k**a danbaysa loogu diray culimada ay dabada ka riixayaan mamulka somaliya iyo carabtu ee faafinaya daacayadaha raqiiska ee ka dhanka ah aqoonsiga dawlada israiil siisay jamhuriyada Somaliland

Sheekh mustafe anagoo ku ixtiraamayna kuna qadarinayna hadaad somaliland amnigeesa iyo horumarkeeda anad raali ku ahayn ...
23/01/2026

Sheekh mustafe anagoo ku ixtiraamayna kuna qadarinayna hadaad somaliland amnigeesa iyo horumarkeeda anad raali ku ahayn fadlan qabo halkaa aad raali ku tahay
Dalkan 500,000kun qof ba lagu xasuuqay roobkii yimaadaba lafa dad buu soo saara ragba hooyouinkood iyo hablahoodi lagu hor kufsaday oo maatidoodii lagu hor laayay ragaasi waxad hargaysa ka dhex leedahay hday maqlaan saw dhigaagu xalaal u noqon maayo
Shacabka somaliland maro buluiga iyo wax midnimo layidha waxay ka jecel yihiin geerida
Fadlan qofkii an somaliland happy ku ahawnaw iska tag qabo meeshad happy ku nooqnaysid

Deg deg madaxweynaha jabhuriyada somaliland oo labada ugaase belaha ciise iyo samaroon gogol wada jira u fidiyay iyadoo ...
05/12/2025

Deg deg madaxweynaha jabhuriyada somaliland oo labada ugaase belaha ciise iyo samaroon gogol wada jira u fidiyay iyadoo arimaha kaso cusbionaday gobolada salal iyo awdal lagaga arinsanayo

Geesigu waka mar walba nabada ka shaqeeyaFulayguna waka colaada ku baaqa ee yidhahdan xabad ba la iska dharginayaMadaxwe...
05/12/2025

Geesigu waka mar walba nabada ka shaqeeya
Fulayguna waka colaada ku baaqa ee yidhahdan xabad ba la iska dharginaya
Madaxweyne cabdiraxman cirro waa astaanta nabada iyo wada jirka somaliland
Madaxweyne shacbkaga ku doortay way kugu hambalyaynayaan wanaaga iyo nabada aad mar walba ka shaqaynayso
Malinkaanu ku codaynay codkagaga kumanan khasaarin

31/10/2025

Jamhuriyada somaliland oo laso dagtay gaadiid kuwa dagaalka iyo hub aad u badan
Madaxweynaha jamhuriyada somaliland aya ku hawlan qalabaynta iyo dhismaha ciidamada qaranka

08/10/2025

Reer Somaliland iska jira borobogandada faqashtu fidinayso

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somaliland News:

Share