Somali Gems.

Somali Gems. dhiirigelin iyo wacyiga manta www.sanaagtimes.com

16/04/2026

Dhagaxa Macdanta Ah Ee Magaciisu Yahay Opal

11/04/2026

Dhagxaanta Macdanta Ah Zamayskooda

Somali Gems.

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Dhiilod Cawil Mahamed Jamac, Maxamed Cumar, Enginer Sista...
01/04/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Dhiilod Cawil Mahamed Jamac, Maxamed Cumar, Enginer Sistam, Ismaaciil Cabdiraxmaan

25/03/2026

Daawo Oo Wax Ka Baro Noocyada Kala Duwan Ee Luulka(PEARL) Iyo Goobaha Laga Helo

19/01/2026

hadraawi

Wiilkay Yar Ee Xabi Alonso La Sawiran Ma Sheegi Kartaa Qofka Uu Yahay Isku Day Inaad Garato
15/05/2025

Wiilkay Yar Ee Xabi Alonso La Sawiran Ma Sheegi Kartaa Qofka Uu Yahay

Isku Day Inaad Garato

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe Ee JSL Mudane Abdinasir A. Hersi Oo Qudbad Taariikhi Ah Oo Dhiirigelin U Badan Ka Jeedin Doona...
28/04/2025

Gudoomiyaha Bangiga Dhexe Ee JSL Mudane Abdinasir A. Hersi Oo Qudbad Taariikhi Ah Oo Dhiirigelin U Badan Ka Jeedin Doona Shirweynaha Ganacsatada Yaryar Iyo Dhexe Ee Somaliland

Giridhi Haye 🤣🤣🤣  Rimontaada New Zidane New C.RonaldoHulalaa
16/04/2025

Giridhi Haye 🤣🤣🤣 Rimontaada

New Zidane New C.Ronaldo

Hulalaa

Heshiis Is-Afgarad.Baanka Dhexe ee JSL iyo Hay’adda Africa Nenda, waxa ay si rasmi ah ugu kala saxeexdeen Magaalada Nayr...
09/04/2025

Heshiis Is-Afgarad.

Baanka Dhexe ee JSL iyo Hay’adda Africa Nenda, waxa ay si rasmi ah ugu kala saxeexdeen Magaalada Nayroobi heshiis Is-Afgarad (MoU), kaas oo ujeeddadiisu tahay kor-u-qaadista helitaanka adeegyada maaliyadeed iyo kobcinta adeegyada lacag bixinta oo u adeegaya dhammaan qaybaha bulshada.

Heshiiska Is-Afgarad waxa saxeexay Guddoomiyaha Baanka Dhexe Mudane Cabdinaasir Axmed Xirsi iyo Madaxa Guud ee Hay’adda AfricaNenda Mudane Dr. Robet Ochala.

Kulanka saxeexa heshiiskan waxa goobjoog ka haa Safiirka Somaliland ee dalka Kenya Ambassador Mohamed Ahmed Mohamoud.

Heshiiskan Is-Afgarad (MOU) ee u dhexeeya Baanka Somaliland iyo AfricaNenda waxay calaamad u tahay tallaabo muhiim ah iyo iskaashi istaraatiijiyadeed oo loo qaaday dhanka horumarinta nidaamka maaliyadeed ee Somaliland.

Iskaashigaani waxa uu horseedayaa:

1. Qorsheynta iyo Qaabaynta Nidaamka Lacag Bixinta Qaranka (National Payment System Policy & Strategy).

2. Xoojinta iyo Korjoogtaynta adeegyada lacag bixinta iyo guud ahaan tiirka maaliyadda ee Dalka. (Fintech Regulation & Financial Sector Oversight)

3. Ballaadhinta helitaanka adeegyada Maaliyadeed si ay u gaadhaan dadka aan marin u helin (Financial Inclusion for the Unbanked).

4. Taageerada Farsamada & Kobcinta Awoodda Shaqo ee Baanka Somaliland (Technical Support & Capacity Building on Digital Payments).

Ugu danbeyntii, heshiiskani waxa uu muujinayaa sida ay Baanka Somaliland iyo AfricaNenda uga go’an tahay horumarinta nidaamka maaliyadeed ee Somaliland iyo guud ahaan Africa.

Tallaabadani waxa ay suurtogelin doontaa helista nidaam hufan oo lacag bixinta qaranka ah, kor-u-qaadista xasilloonida maaliyadeed ee dalka iyo ballaadhinta helidda adeegyada maaliyadeed ee dhammaan shacabka Somaliland.

WAR-SAXAAFADEED.Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland  Oo Fadhigii u horeeyey Ku yeeshay Qasriga Madaxgtooyada JSL....
15/12/2024

WAR-SAXAAFADEED.

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Fadhigii u horeeyey Ku yeeshay Qasriga Madaxgtooyada JSL.

Hargeysa-15-12-2024-()-Fadhigii 001aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenku, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 15/12/2024 Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo ay ka soo qaybgaleen dhammaan xubnaha Golaha Wasiirrada oo isugu jira (Wasiirro, Wasiiru-dawlayaal iyo Wasiir ku xigeenno).

Isbarasho ka dib, Madaxweynuhu waxa uu golihiisa wasiirrada cusub la wadaagay waajibaadka Qaran ee loo igmaday inay ku shaqeeyaan, waxaanu la wadaagay Barnaamijka hagaha u ah wax-qabadka xukuumadiisa, sida ku cad qorshaha Buuggga Xisbiga oo ka kooban lix Cutub (6), taas oo ay saldhig u yihiin wada-jir iyo waxqabad muuqda.

Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu dul istaagay arrimaha mudnaanta u leh xukuumadiisa 100 cisho ee soo socda. Madaxweynuhu waxa uu golihiisa Xasuusiyey in uu Qaranku inooga fadhiyo in aynu ugu shaqayno daacadnimo iyo hufnaan.

Dhinaca kale Golaha Wasiirrada waxa loo qaybiyey Wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerka kala xadaynta Nidaamka Xukuumadda xeer No.71/2015 oo ujeedada looga bedelay qaab-dhismeedka wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa-bannaan si loo waafajiyo xeerka.

Madaxweynuhu wuxuu si guud uga hadlay arrimaha nabadgelyada qaybo ka mida Gobolka Sanaag, waxaanu madaxweynuhu marlabaad ku celiyey baaq nabadgelyo.

ALLAA MAHA DLEH

Mudane Xuseen Aadan Cige ( Hussein Deyr )
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.

Address

Afgooye
Burco

Telephone

252634433044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Gems. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Gems.:

Share