02/09/2025
Afgaanistaan aan u duceyno inuu rabbi u gargaaro
Dhul gariir xalay ku dhuftay dalka Afgaanistaan, waxaa ku geeriyooday 812 qof , halka dad ka badan 3,000 kun oo qof ay ku dhaawacmeen. Dhul gariirka oo cabbirkiisu ahaa 6 ayaa gilgiley gobollada bari ee Kunar iyo Nangarhar, sida ay werisay Al Jazeera.