Voice Of Burco

Voice Of Burco The official page of the media Voice Of Burco VOB, a center that provides services including media.

The official page of the media Voice Of Burco, a center that provides services including media, media consulting, training, awareness, documentary production.

09/09/2026

Heshiis rasmi ah ayaa laga gaadhay khilaaf deegaan oo muddo ka taagnaa deegaanadda Hawdka ee u dhaxeeya Balihaleelo iyo Qararo.

Kooxdaadii xagay kaga jirtaa Horyaalka.?
06/09/2026

Kooxdaadii xagay kaga jirtaa Horyaalka.?

02/09/2026

Gaariye iyo Cabdiqays.

Qofka AI-gan sameeyey waa duni kale.

Abdilahi Toni 1️⃣0️⃣
02/09/2026

Abdilahi Toni 1️⃣0️⃣

🏆 HORYAALKA TOGDHEER⚽ KULANKA MAANTA🔵 BAANKA BURCO 🆚 CIIDANKA SOCDAALKA 🟢🔥 Labada kooxood ayaa maanta isku wajahaya kula...
02/09/2026

🏆 HORYAALKA TOGDHEER

⚽ KULANKA MAANTA

🔵 BAANKA BURCO 🆚 CIIDANKA SOCDAALKA 🟢

🔥 Labada kooxood ayaa maanta isku wajahaya kulan xiiso iyo tartan adag leh.

Yaa guushu raaci doontaa? 🏆⚽

01/09/2026

⚽ GOALKA BARBARAHA, Kooxda Goodir Burco.

Full Time
GOODIR 1️⃣ - 1️⃣ DUULISTA

01/09/2026

Goalka Koowaad ee Kooxda Duulistu kaga naxsatay Goodir.

Meesha Buuqeeda raggba masaariifsada oo marba shirkad kacday kusoo kiciya.Laba qol oo nin deegaankiisa ugu deeqay maxaa ...
01/09/2026

Meesha Buuqeeda raggba masaariifsada oo marba shirkad kacday kusoo kiciya.

Laba qol oo nin deegaankiisa ugu deeqay maxaa waxaasoo buuqa laga galinayaa waliba ninkaa bixiyey buuqa iyo waxaas k**a helee guulwadaha isxilqaamayaa iska badan.

Mujaahid Duqsi “AUN” Magaciisana halkaa meel ka mudan buu u qalmaa ee ka daaya muufaysiga aad dhex eryaysaan.!!!!!

🏆 HORYAALKA GOBOLKA TOGDHEER⚽ CIYAARTA MAANTAGOODIR BURCO 🆚 DUULISTA BURCO📍 ALAMZEY STADIUM⏰ 3:30 PMYaad Taageeraysaa.?L...
01/09/2026

🏆 HORYAALKA GOBOLKA TOGDHEER

⚽ CIYAARTA MAANTA

GOODIR BURCO 🆚 DUULISTA BURCO

📍 ALAMZEY STADIUM
⏰ 3:30 PM

Yaad Taageeraysaa.?

Link-gan ka daawo Ciyaarta⤵️

https://youtube.com/?si=OzRuOWwo9Wo9-Ns0

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Voice Of Burco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share