03/01/2026
Urban Creative waa cooperation casri ah oo ay wada aas-aaseen dhalinyaro karti leh (inamo & hablo), kuna mideysan hal ujeeddo: in fikradaha loo beddelo muuqaallo tayo sare leh iyo xalal digital ah.
Waxaan bixinnaa adeegyo hal-abuur iyo tiknoolaji isugu jira oo loogu talagalay ganacsiyada, hay’adaha, dugsiyada, iyo shakhsiyaadka doonaya muuqaal xirfad leh iyo sumcad casri ah.
🎨 Adeegyadayada:
✔ Graphic Design
— Logo, posters, flyers, banners, social media designs
✔ Video Editing
— Xayeysiin, reels, short videos, YouTube edits
✔ Photo Editing
— Qurxin sawirro, color correction, retouching
✔ Camera Installation (CCTV)
— Rakibid & dayactir camera-yo amni
✔ Branding & Media Solutions
— Aqoonsi ganacsi, muuqaal & xayeysiin
🎯 Ujeeddadayada:
In aan shaqo & fursad u abuurno dhalinyarada
In aan kor u qaadno sumcadda ganacsiyada
In aan bixino adeeg tayo, kalsooni & hal-abuur leh
In Urban Creative noqoto astaan lagu yaqaan xirfad iyo daacadnimo
🌍 Maxaa naga duwan?
✔ Koox wada shaqeyn dhab ah
✔ Xirfad & hal-abuur isku jira
✔ Adeeg casri ah oo la jaanqaadaya waqtiga
✔ Ixtiraam & mas’uuliyad shaqo
🤝 Aragtideena:
In Urban Creative noqoto cooperation hormuud ka ah hal-abuurka digital-ka iyo adeegyada muuqaalka ee Soomaaliya, kuna dhisan dhalinyaro firfircoon.
📩 Nala soo xiriir haddii aad u baahan tahay:
Design xirfad leh
Muuqaal soo jiidasho leh
Xal amni oo casri ah
Urban Creative
“Hal-abuur Casri ah oo Aragti Beddela