DalmarNews

Call Directions Website Contact the business

DalmarNews Warar Sugan, Xigasho iyo Xaqiiqo ku Salaysan, Waa Astaanta Dalmarnews
www.dalmarnews.com

10/10/2026

: Ninkii daadku qaaday shalay oo sheegay arin aanu waligii ilaawi doonin

Israa’iil oo qaadday talaabo ka dhan dowladda Ingiriiska iyo xaalad Qudus ka taagan haddaIsraa’iil oo qaadday talaabo ka...
08/10/2026

Israa’iil oo qaadday talaabo ka dhan dowladda Ingiriiska iyo xaalad Qudus ka taagan hadda

Israa’iil oo qaadday talaabo ka dhan dowladda Ingiriiska iyo xaalad Qudus ka taagan hadda Israel ayaa sheegtay in inta badan diblomaasiyiinta Britain ay ka bixi doonaan qunsuliyadda Britain ee Bariga Qudus, balse dowladda Britain waxay ku adkaysatay in dhismaha “aan la xirayn”, isla markaana uu sii shaqayn doono isagoo ah “Hawlgalka Britain”. “Ma aanan doonayn in arrintu halkaas gaarto,” ayuu baraha bulshada ku qoray Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel Gideon Saar....

Israa’iil oo qaadday talaabo ka dhan dowladda Ingiriiska iyo xaalad Qudus ka taagan hadda Israel ayaa sheegtay in inta badan diblomaasiyiinta Britain ay ka bixi doonaan qunsuliyadda Britain ee Bari…

Sirdoonka Mareykanka oo sheegay in ay xireen nin Soomaali ah oo ku eedeysan qorsheynta fulinta toogashoSirdoonka Mareyka...
08/10/2026

Sirdoonka Mareykanka oo sheegay in ay xireen nin Soomaali ah oo ku eedeysan qorsheynta fulinta toogasho

Sirdoonka Mareykanka oo sheegay in ay xireen nin Soomaali ah oo ku eedeysan qorsheynta fulinta toogasho Hay’adaha ammaanka Mareykanka ayaa sheegay in ay xireen nin dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya oo ku eedeysan inuu qorsheynayay toogasho uu ka fuliyo xarunta ganacsiga Mall of America ee gobolka Minnesota. Sida ay baahiyeen Laamaha Amniga, ninkaan ayaa magaciisa lagu sheegay Sheikhdoon Cabdullaahi Maxamuud oo 18 jir ah, waxaana gacanta lagu dhigay talaadadii ka dib baaritaan ay laamaha Amniga ku wadeen maalmo....

Sirdoonka Mareykanka oo sheegay in ay xireen nin Soomaali ah oo ku eedeysan qorsheynta fulinta toogasho Hay’adaha ammaanka Mareykanka ayaa sheegay in ay xireen nin dhalasho ahaan ka soo jeeda Sooma…

“Xukuumada iyo Xisbigu inay dadka qanciyaan diyaar ayay u yihiin” Guddoomiye Xirsi“Xukuumada iyo Xisbigu inay dadka qanc...
08/10/2026

“Xukuumada iyo Xisbigu inay dadka qanciyaan diyaar ayay u yihiin” Guddoomiye Xirsi

“Xukuumada iyo Xisbigu inay dadka qanciyaan diyaar ayay u yihiin” Guddoomiye Xirsi

“Xukuumada iyo Xisbigu inay dadka qanciyaan diyaar ayay u yihiin” Guddoomiye Xirsi

“Siyaasadda dawladda waa in la dhiirigaliyo dhallinyarada” Wasiirka Madaxtooyada JSL“Siyaasadda dawladda waa in la dhiir...
08/10/2026

“Siyaasadda dawladda waa in la dhiirigaliyo dhallinyarada” Wasiirka Madaxtooyada JSL

“Siyaasadda dawladda waa in la dhiirigaliyo dhallinyarada” Wasiirka Madaxtooyada JSL

“Siyaasadda dawladda waa in la dhiirigaliyo dhallinyarada” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Soomaaliya oo heshiis kala gashay Pakistan soo iibsiga diyaaradaha dagaalka ee JF-17Soomaaliya oo heshiis kala gashay Pa...
08/10/2026

Soomaaliya oo heshiis kala gashay Pakistan soo iibsiga diyaaradaha dagaalka ee JF-17

Soomaaliya oo heshiis kala gashay Pakistan soo iibsiga diyaaradaha dagaalka ee JF-17 Soomaaliya ayaa lagu soo warramay inay heshiis la gashay Pakistan oo ay ku doonayso inay ku hesho diyaaradaha dagaalka ee JF-17 Thunder, taas oo qayb ka noqonaysa dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya ay dib ugu dhiseyso kuna casriyeynayso Ciidanka Cirka dalka. Warbaahinta Turkiga ee TRHaber ayaa sheegtay in Muqdisho iyo Islamabad ay heshiis ka gaareen helitaanka diyaaradaha JF-17, hase yeeshee dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaan weli si rasmi ah u xaqiijin heshiis k**a dambeys ah, iyadoo aan sidoo kale la shaacin tirada diyaaradaha, qiimaha heshiiska iyo waqtiga la filayo in la keeno....

Soomaaliya oo heshiis kala gashay Pakistan soo iibsiga diyaaradaha dagaalka ee JF-17 Soomaaliya ayaa lagu soo warramay inay heshiis la gashay Pakistan oo ay ku doonayso inay ku hesho diyaaradaha da…

“Wixii diinta ku shaqo leh, diyaar baanu unahay in aanu…” Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Diinta.“Wixii diinta ku shaqo leh...
08/10/2026

“Wixii diinta ku shaqo leh, diyaar baanu unahay in aanu…” Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Diinta.

“Wixii diinta ku shaqo leh, diyaar baanu unahay in aanu…” Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Diinta.

“Wixii diinta ku shaqo leh, diyaar baanu unahay in aanu…” Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Diinta.

Jilaagii caanka ahaa ee Hindiya Nana Patekar ayaa saaka ku geeriyooday dalka Hindiya isagoo 75 jir ah, kaddib markii uu ...
08/10/2026

Jilaagii caanka ahaa ee Hindiya Nana Patekar ayaa saaka ku geeriyooday dalka Hindiya isagoo 75 jir ah, kaddib markii uu Wadne Qabad ku soo booday subaxdii oo ay u geeriyootay.

Ninkaan oo caan ku ahaa codadkiisa culus iyo filimadiisa caanka ah ayaa ah mid ka mid ah jilaayaashii ugu xusuusta badnaa taariikhda filimada Hindiga.

Sawirkan h**e oo aan kasoo jaray Vedio yar ayaa ah mid ka mid ah muuqaalladiisa ugu caansan ee dunida oo dhan lagu raaciyo qosolka.

Mooshinkii lagu joojiyay in Golaha Wakiiladu ay ka doodaan Xeerka JinsiyaddaMooshinkii lagu joojiyay in Golaha Wakiiladu...
03/10/2026

Mooshinkii lagu joojiyay in Golaha Wakiiladu ay ka doodaan Xeerka Jinsiyadda

Mooshinkii lagu joojiyay in Golaha Wakiiladu ay ka doodaan Xeerka Jinsiyadda

Mooshinkii lagu joojiyay in Golaha Wakiiladu ay ka doodaan Xeerka Jinsiyadda

RW Hindiya oo la hadlay Kabtankii lagu dhex dhaawacay Fly Dubai iyada oo xogo badan la helayRW Hindiya oo la hadlay Kabt...
03/10/2026

RW Hindiya oo la hadlay Kabtankii lagu dhex dhaawacay Fly Dubai iyada oo xogo badan la helay

RW Hindiya oo la hadlay Kabtankii lagu dhex dhaawacay Fly Dubai iyada oo xogo badan la helay Kabtankii duullinayay Diyaaradda Flydubai FZ1073, Captain Smit Machchhar oo la hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Hindiya, Narendra Modi ayaa la wadaagay sida uu u dhacay dagaalkii uu la galay caawiyihiisa koowaad ee sababay in uu dhaawac soo gaaro. Captain Smit Machchhar ayaa sheegay in ay is khilaafeen Ninka magaciisa iyo xogtiisa la qariyay ee u dhashay Cummaan, waxyar kaddib iyaga oo kuwa jira qaybta duullinta diyaaradda uu Mindi ku dhuftay halkaasina uu kasoo gaaray dhaawac uu la dhacay....

RW Hindiya oo la hadlay Kabtankii lagu dhex dhaawacay Fly Dubai iyada oo xogo badan la helay Kabtankii duullinayay Diyaaradda Flydubai FZ1073, Captain Smit Machchhar oo la hadlay Ra’iisul Wasaaraha…

Address

Burco
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DalmarNews posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DalmarNews:

Shortcuts

Share