Khadar yusuf ismail.

Khadar yusuf ismail. Waa uu degaha warararka dalka

03/07/2023

I have reached 500 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

23/02/2023

Go,aanka Beesha garxajis iyo cheif Caaqil Rashiid Jambiir

Wafti ka socda Mareykanka oo soo gaadhay Hargeysa , waxaana hogaakinaya safiir ku xigeenka safaarada Mareykanka ee Somal...
23/02/2023

Wafti ka socda Mareykanka oo soo gaadhay Hargeysa , waxaana hogaakinaya safiir ku xigeenka safaarada Mareykanka ee Somaliya ahna ku simaha safiirka.

Madaxweyne Biixi iyo hogaanka xisbiyada siyaasada ayuu la kulmayaa waxaana ugu weyn ee laga hadalayo ayaa loo badinaya xaalada Laascaanood iyo arimaha doorashooyinka.

10/02/2023

“Nabad ayaanu diyaar u nahay iyo in xabada la joojiyo markasta” Garaad Mukhtaar

Abdinur Mohamed wuxuu isku soo sharraxay kursiga Hop #86 oo la laalay ka dib markii uu ku guuleystay Fahad Yaasiin, waxa...
10/02/2023

Abdinur Mohamed wuxuu isku soo sharraxay kursiga Hop #86 oo la laalay ka dib markii uu ku guuleystay Fahad Yaasiin, waxaa kursiga siiyay Abdinur reerka leh matalaadda kursigan, ka dib markii uu ka tanaasulay Faarax Cabdiqaadir.

Abdinur waa nin dhallinyaro ah oo waxbartay, saaxafadda kasoo shaqeeyay, anigoo ku hadlaya afka wariyeyaasha waxaan siinay kursiga, sababtoo ah waa shaqsi dhan walba ka dhisan.

Maxamed Axmed Saalax Xuskul, oo ka mid ah ganacsatada reer Laascaanood ayaa ku dhintay dagaalka saaka. Mamulihi
07/02/2023

Maxamed Axmed Saalax Xuskul, oo ka mid ah ganacsatada reer Laascaanood ayaa ku dhintay dagaalka saaka. Mamulihi

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Farmaajo ayaa yidhi:- "Xaalada Laascaanood iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee awalba ...
06/02/2023

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Farmaajo ayaa yidhi:- "Xaalada Laascaanood iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee awalba la daalaadhacayey colaadaha, maanta ma xamili karaan colaad iyo dhibaato hor leh, sidaas awgeed waxaan ku baaqayaa in si degdeg ah loo joojiyo dirirta."

28/01/2023

Khudbad dheer oo maanta uu jeediyay Garaad Jaamac Garaad Cali

25/01/2023

Address

Burco

Telephone

634416738

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar yusuf ismail. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khadar yusuf ismail.:

Share

Category