03/06/2026
TOGDHEER Wasiirka Amniga Waqooyi Bari C/risaaq Jaamac Warsame iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Waqooyi Bari G-Sare Siciid Xasan Faarax ayaa kormeer shaqo ku tagay buuhoodle.
Isagoo salaanta ka qaatay ciidank birmadka oo uu hogaaminyo taliye jama faray.