Cayn media

Cayn media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cayn media, Media/News Company, Buuhoodle.

If we are East-Africans we don’t know what is wrong with us. Yaa ALLAH take Somalians to save place🤲🛐📿
06/09/2024

If we are East-Africans we don’t know what is wrong with us. Yaa ALLAH take Somalians to save place🤲🛐📿

falcelantaan warkaa kudhan.
31/08/2024

falcelantaan warkaa kudhan.

09/08/2024

Halkudhig aan ugu Talogalay dhaqdhaqaaqa KDHS.

Ilaa godka Xalane aynu Xabaalno xasilimayso Xamar.
Jumca Mubaarak.
FG(Halkudhigaa Meeldheer gaadhsiiya)

Media/news company

12/12/2023

In gaadhiga madaxwaynuhu wafdiga ugu h**eeyo waa tusaalaha ugu haboon lagu qeexikaro nabada gobolka.
Allow kugu mahadinaye noosiyaade.
لان شكرتم لازيدنكم.

21/02/2023

Af iyo adinba kaga adki xuunshada xuunshadu dhashay

02/03/2022

Kursigii hop94 wuxuu kubaxay gacanta astaan tv maadaama ay riwaaydan soodaayeen.
Inta kuraastii baarlamanka DFS lagaqaaday afaafka h**e ee astaan tv baa inoobalana😂😂.

04/05/2021

Waxaa soo dhow maalintii qashinka gurka iyo nadaafada ee gobolada SSC sowdiyaar lama aha

Abwaan axmed daahir cilmi dheel(soomaali) oo ka maansooday hadalkii baraha bulshada qabsaday ee abwaanad.ismahaan cabdik...
01/09/2020

Abwaan axmed daahir cilmi dheel(soomaali) oo ka maansooday hadalkii baraha bulshada qabsaday ee abwaanad.ismahaan cabdikaafi guuleed
"Nimaan xoolo lahayni waa nimaan xiniinyo lahayn"
Hala shere gareeyo si ay abwaanada ugaadho ardaadhiga abwaanku
Shere shere shere🙏

01/09/2020
Culumadan ayaa 27.August kukulmi doonta magaalada buuhoodle kana bilaabi doonta dawro(tacliin diini ah oo kooban) insha ...
24/08/2020

Culumadan ayaa 27.August kukulmi doonta magaalada buuhoodle kana bilaabi doonta dawro(tacliin diini ah oo kooban) insha alaah kafaaidaysi wacan bulshooy

Shere garee oo ogaysii asxaabtaada is ay uga faaidaystaan

Maqaaxidan waxay kamid tahay meelaha caanka ay kutahay buuhoodle waana aan bogaadinayaa tebinta meelahan ookale Bahda bi...
12/06/2020

Maqaaxidan waxay kamid tahay meelaha caanka ay kutahay buuhoodle waana aan bogaadinayaa tebinta meelahan ookale
Bahda bidhaan media ayaa dhawaan warbixin kasamaysay

Address

Buuhoodle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cayn media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share