Salaam production

Salaam production Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salaam production, Broadcasting & media production company, Buulo Xaawiyow.

Salaam Production waxay diyaar kuula tahay in ay kuu duubto kuuna sawirto bandhigyadaada waxaana kuu balanqaadaynaa in aad nagahesho muuqaalo tayeesan iyo sawiro kufarax geliya ee noqo qofka koowaad ee nagu soo biira Mahadsanid

28/03/2025

Daawo || Munaasabadi Tartanka Quraanka Kariimka Ee Gobolka Gedo oo Lagu Oo Gabagabeeyay Degmada Baladxaawo


Munaasabada Xafladda Xiritaanka Tartanka Quraanka Kariimka Ee Gobolka Gedo
27/03/2025

Munaasabada Xafladda Xiritaanka Tartanka Quraanka Kariimka Ee Gobolka Gedo

06/08/2024
Sawiro || Xafladii furitaanka Xarunta Al-Xikmah ee ku barida Gabdhaha Culuumta Shareecada oo laga furay degmada Baladxaa...
13/02/2024

Sawiro || Xafladii furitaanka Xarunta Al-Xikmah ee ku barida Gabdhaha Culuumta Shareecada oo laga furay degmada Baladxaawo.

إنا لله وإنا إليه راجعون Allaha u naxariisto Sheekh C/xamiid Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi oo geeridiisa hadda isoo...
11/01/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون

Allaha u naxariisto Sheekh C/xamiid Sheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi oo geeridiisa hadda isoo gaartay.

Eebe waxaan ka baryayaa in uu samir iyo iimaan taam ka siiyo dhammaan eheladiisa iyo qaraabadiisa oo uu ugu horeeyo sheekheena Alqaari Alsheekh C/rashiid Sheekh Cali Suufi.

09/11/2023

Daawo || Xafladdii furitaanka machadka Qaaluun ee barashada quraanka iyo Ijaazada sanadka || Degmada B/xaawo Gedo Soomaaliya

Sawiro || Xafladdii  furitaanka machadka Qaaluun ee barashada quraanka iyo Ijaazada sanadka || Degmada B/xaawo Gedo Soom...
05/11/2023

Sawiro || Xafladdii furitaanka machadka Qaaluun ee barashada quraanka iyo Ijaazada sanadka || Degmada B/xaawo Gedo Soomaaliya

Sawiro || Suaalo diimeedkii 2aad oo uu soo qabanqaabiyay machadka quraanka Kariimka iyo culuumtiisa ayaa lagu qabtay deg...
25/08/2023

Sawiro || Suaalo diimeedkii 2aad oo uu soo qabanqaabiyay machadka quraanka Kariimka iyo culuumtiisa ayaa lagu qabtay degmada Baladxaawo.

Address

Buulo Xaawiyow

Telephone

+252615206062

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaam production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Salaam production:

Share