18/06/2026
Qodobada Heshiiska iran iyo Mareykanka.
1- Washington & Tehran ayaa ballan qaadaya in si degdeg ah oo joogto ah loo soo afjaro dagaalka jiidaha oo dhan, oo ay ku jirto Lubnaan.
2- Iran & Mareykanka 2da dhinacba waxaa ka go`an ixtiraamka madax-bannaanida iyo bedqabka dhuleed, kana fogaadaan ficil kasta oo xadgudub ah ama faragelin lagu sameeyo arrimaha gudaha dal kastaba.
3- Mareykanka ayaa cunaqabateynta Badda ee saaran dekedaha Iiraan si buuxda u qaadaya muddo 30 maalmood gudahood ah si sharuud la'aan ah.
4- Beddelkeeda, Tehran ayaa dadaal kasta ku bixinaysa sidii ay u sugi lahayd in maraakiibta ay si xor ah uga gudbaan marin-biyoodka Hormuz muddo 60 maalmood ah, si loogu diyaar garoobo in dib loo bilaabo isu socodka caadiga ah iyadoo lala kaashanayo gobolka.
5- Washington waxa ay ballan qaadaysaa in ay soo saarto go'aan degdeg ah oo ku saabsan dhoofinta shidaalka iyo kiimikooyinka shidaalka laga sameeyo ee Iiraan.
6- Mareykanka waxa ayna ogolaanaysaa in si buuxda loo isticmaalo lacagaha Iran laga xannibay iyadoo la raacayo jadwal lagu go'aamin doono heshiiska k**a dambaysta ah.
7- Dhammaan, waxay Mareykanka la ballanqaadaysaa in la baabi'iyo dhammaan cunaqabataynada hal dhinac ah iyo kuwa caalamiga ahba.
8- Maraykanka, isagoo la kaashanaya saaxiibadiisa gobolka, wuxuu diyaarin doonaa qorshe dib u dhis iyo in kobac dhaqaale laga gaaro Iran kaas oo qiimihiisu aanu ka yarayn 300 bilyan oo doolar, iyadoo la bixinayo rukhsadaha maaliyadeed ee lagu fulinayo.
Update News more Viral Following
Abdullaahi-Timacadde