Mohamed mohamud omar

Mohamed mohamud omar education

26/05/2026
03/05/2026

Which drug is used to treat fungal infections?
A. Fluconazole
B. Amoxicillin
C. Paracetamol

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee ...
17/02/2026

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bisha Ramadaan.

Bishan oo ku soo adday xilli adag oo dadka Soomaaliyeed ay la daalaa-dhacayaan duruufo iyo abaaro saameeyey dad iyo duunyo, waxaan dadka Soomaaliyeed ku boorrinayaa in ay badiyaan ducada si loo helo nabad iyo barwaaqo.

Bisha Ramadaan waa bisha cibaadada, is-cafinta iyo is-kaalmeynta, sidaas awgeed waxaa muhiim ah in aan u istaagno taakuleynta dadkeenna danyarta ah, kana dulqaadno culayska nololeed ee bishan.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana nasiiyo khayrka bishan.

Ramadaan Mubaarak.

09/01/2026

Marku Qalbigaagu daalo Xusuusnow aayadan…
أليس الله بكاف عبده
Miyuusan Illhay ku filnen adoonkiisa dhammaan xaaladaha nolosha io dhib kasta oo uu ku jiro.

Ayadaani waxay cadeynesa in Alle si buuxda ugu filan yahay adoonkisa gaar ahaan qofka si dhab ah ugu tirsada

Ma aha hadal kaliya filnaashahaadi ee waa xaqiiqo dhab ah oo jirta

Illaahay waa Al-Kaafi Al-Waliyu iyo Ar-Raziqu wax kasta oo aad u baahato noloshada caafimaadkaga wax walbo Illaahey wuu ku filan yahay

Alle wuu ku filan yahay adonkisa Jiritaankiisa wuu la jira Daryeelkiisa Ilaalintiisa Taageeradiisa Iyo inuu ka difaaco shar kasta

Gaar ahaan Rasuulka scw oo ahaa adoonki ugu dhamestirnaa cibaadada Alle Sidaas darteed Alle wuxuu ka difaacay dhaman cidii shar u maleegtay

Marka aad Alle ku xirnaato Welwelku wuka degaa
Cabsida way ka yaraataa Ku tiirsanaanta dadka way dhamaneysa

Ku kakdonow illahay kuma dayacayo Rabbiga.

Tallo Kusocoto xaasaska Laqabo :-1- Ninkaagu Ha dhihin maxaan cuneynaa berri? Su'aashaas rag badan ayay madax xanuun aya...
03/12/2025

Tallo Kusocoto xaasaska Laqabo :-

1- Ninkaagu Ha dhihin maxaan cuneynaa berri? Su'aashaas rag badan ayay madax xanuun ayay ku riddaa, waxayn soo xasuusinaysaa imtixaanki adkaa ee uu soo gali jiray, ee waxaad karin kartid kari kadibna u geey intaas ayaaba farxad galinayso.

2-Ninkaaga oo iska fikirayo hadaad aragtid macanaheeda maaha inuu naag kale ka fikirayo,dabeecadda raga waxaa ka mid ah asagoo maahsan ama fikiraayo inaad aragtid

3- Dabeecadda ragga ay ku dhasheen oo aysan iska badali karin waxaa ka mid ah ilowshaha ama hilmaanka haddii aad wax u dirtid inuu keeno waxaad arkaysaa asagoo soo iloobay wuxuu rabaa daqiiqad walbo inaad mesej u dirtid si aad u xasuusid,haddii aad qof aqli badan tahayna waxaad qiyaasi kartaa markuu shaqada kasoo boxo oo uu ag marayo meel alaabtaas taallo kadibna xasuusi

4- Caajiska ragga dhan ayaa ka wada siman ayadoon cidna laga reebaynin

5-Funaanadda/Macawiista uu guriga ku xirto mar walbo ee joogtada ah,haddii aad nacday mid kale usoo gad

6-Markaad rabtid inaad la hadashid la beegso waqtiyada wanaagsan,hala hadlin asagoo shaqada kasoo laabtay, hala hadlin markuu wax cunaayo, hala hadlin markuu seexan rabo si aadan hurdada uga qasin,hala hadlin markuu soo tooso si aadan maalintiisa uga halleeynin,waxba ha u sheegin gabi ahaanba.

7-Haddii ninkaaga uu kula hadlo kulana sheekaysto ilaasho waxaad haystaa nin qiima badan,ragga badankooda markay guursadaan dhagoollo ayay noqdaan.

8-Haddii uu kaa caawiyo shaqada guriga sida kabihiisa inuu meel wanaagsan dhigo,dharkiisa uusan meel ku xoorin, shaaha uu soo shuban karo,markuu dhar soo baxsanayo uusan isku qaseynin,kaas nin maaha waa jinni ee qarso.

29/11/2025

HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa
Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa
Muxamed scw ‎ﷺ

Dhoola cadeyntu waa hubka ugu weyn ee lagu dili karo cadowgaga.
29/10/2025

Dhoola cadeyntu waa hubka ugu weyn ee lagu dili karo cadowgaga.

Address

Buurhakaba
0618594101

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed mohamud omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share