IFSAN Media

IFSAN Media warbaahin Madax banaan oo Ka hawl gasha Somalia 🇸🇴-
Independent media operating in Somalia 🇸🇴.
(1)

WAR-SAXAAFADEEDUrurka Rejo Caabudwaaq Galmudug wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan dhalinyarada, ciyaartooyda, t...
24/05/2026

WAR-SAXAAFADEED
Ururka Rejo Caabudwaaq Galmudug wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan dhalinyarada, ciyaartooyda, taageerayaasha ciyaaraha, iyo bulshada reer Caabudwaaq in ururku uu ka baxay taabagelinta iyo qabsoomidda tartankii Rejo Cup 2026.

Go aanka wuxuu ka yimid markaan aragnay in aay jiraan arrimo lid ku ah xeerka ururka rejo u yaala taaso sababtay in aan koobka sii wadi karin

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan dhalinyaradii, ciyaartooydii, iyo bulshada nagu garab istaagtay muddadii diyaarinta tartanka.
Ugu dambeyn, Ururka Rejo Caabudwaaq Galmudug wuxuu sii wadi doonaa dadaalladiisa ku aaddan horumarinta ciyaaraha iyo taageeridda dhalinyarada mustaqbalka.
Ururka Rejo Caabudwaaq Galmudug.

16/04/2026

: Galmudug oo noqotay meel...

Maanta iyo Masjidka dhexe ee Magaaladda caabudwaaq (Central Mosque). Waxaan idin lawadaagi doonaa Muxadarooyin aad uqiim...
23/01/2026

Maanta iyo Masjidka dhexe ee Magaaladda caabudwaaq (Central Mosque).
Waxaan idin lawadaagi doonaa Muxadarooyin aad uqiimo badan oo ay jeediyeen Qaar Kamid ah mashaaiqda sida Shariif Sh cabdul xayi iyo Sh Cali sahal ayaa Maanta Jeediyay
Qudbad nuxurkeedu xambaarsanaa Joojinta dhiiga Dadka Walalaha ah ee dariska ah, iyo u hogaansanka Diinta toosan ee islaamka.
Muuqaalo ayaan idinlawadaagi doonaa ee sii rukumo bagaan Adigoo Follow.....

22/01/2026

: Maanta oo taariikhdu ku beegneyd 22/01/2026 waxaa Machadka galgaduud ee barashada culuumta shareecada iyo carabiyada lagusoo bandhigay qayb kamid ah Cilmiga ay Ardaydu ka bartaan machadka.

Cilmiga ay Ardaydu soo bandhigeen waxaa kamid ah:

1: Qur'aanka oo ay ku akhrinayeen Tajwiid.
2: Xadiithka Nabiga صلي الله عليه وسلم oo ay xifdisanaayeen.
3: Siirada Nabiga صلي الله عليه وسلم oo su'aalo iyo jawaabo ah
4: kitaabka tuxtafu Al-Adhfaal oo Ardaydu ay isla akhrinayeen.
5: Kitaabka Caqiidatu Al-cawaam oo ay Ardaydu isla akhrinayeen.

Maanta oo taariikhdu ku beegneyd 22/01/2026 waxaa Machadka galgaduud ee barashada culuumta shareecada iyo carabiyada  la...
22/01/2026

Maanta oo taariikhdu ku beegneyd 22/01/2026 waxaa Machadka galgaduud ee barashada culuumta shareecada iyo carabiyada lagusoo bandhigay qayb kamid ah Cilmiga ay Ardaydu ka bartaan machadka.

Cilmiga ay Ardaydu soo bandhigeen waxaa kamid ah:

1: Qur'aanka oo ay ku akhrinayeen Tajwiid.
2: Xadiithka Nabiga صلي الله عليه وسلم oo ay xifdisanaayeen.
3: Siirada Nabiga صلي الله عليه وسلم oo su'aalo iyo jawaabo ah
4: kitaabka tuxtafu Al-Adhfaal oo Ardaydu ay isla akhrinayeen.
5: Kitaabka Caqiidatu Al-cawaam oo ay Ardaydu isla akhrinayeen.

08/12/2025

Address

Cabuud Waaq

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IFSAN Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share