Garasho media

Garasho media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garasho media, Media/News Company, Cadaado.

13/09/2025

"Wiil kasta iyo gabar kasta ayuu ku marqaati furi doonaa nabi yuusuf" Shiikh mustafe xaaji ismaaciil

08/09/2025

Mar walba ku faan dhaqan kaaga

02/09/2025

Xooga dalka

02/09/2025
31/08/2025

Sheekh Maxamed binu saalix Al-cithaymiin.

Musharrax Firdhiye: “Xamar waxaan ka keenay aqoonsi dhalay Dowlad-goboleed buuxa; dadka nagu dhaliilaya waa dad doonaya ...
29/08/2025

Musharrax Firdhiye: “Xamar waxaan ka keenay aqoonsi dhalay Dowlad-goboleed buuxa; dadka nagu dhaliilaya waa dad doonaya in ay Hargeysa & Garoowe nagu celiyaan, qibladaydu markasta waa Muqdisho."

29/08/2025

Madaxweynahaa hadaad garatay qaybata comment ゚

Raysal Wasaaraha Soomaaliya
28/08/2025

Raysal Wasaaraha Soomaaliya

Gandhuhu da necebaa Bisinka 😂🤣   soo dheh qoftaan cidey tahay
28/08/2025

Gandhuhu da necebaa Bisinka 😂🤣
soo dheh qoftaan cidey tahay

War dagdaga "Waxaan cambaareynayaa xarigga iyo tacaddiga loo geystay Nabaddoon Xuseen Maxamed Maxamuud (Xaadoole) oo ka ...
28/08/2025

War dagdaga
"Waxaan cambaareynayaa xarigga iyo tacaddiga loo geystay Nabaddoon Xuseen Maxamed Maxamuud (Xaadoole) oo ka mid ah odeyaasha dhaqanka Gobolka Banaadir.

Nabaddoon Xaadoole oo u kacay difaaca dadka nugul ee la barakiciyey ee ku dhaqan Muqdisho, waxa loo xiray in laga hortago guuxa dadweynaha iyo dadaalka waxgaradka ee ka dhanka ah ku takri-falka hantida danta guud. Arrinkani waxa uu muujinaya in laamaha amniga loo adeegsanayo dano shakhsiyadeed oo gurracan.

Madaxweynaha waxaan ku adkeynayaa in degdeg loo sii daayo Nabaddoon Xaadoole, lagana waantoobo in cabashada iyo codka dadweynaha lagu wajoho caburin iyo xarig, taas oo dhaawacaysa dowladnimada iyo kalsoonida shacabka keeni kartana kacdoon khalkhal galiya xasiloonida dalka.

Sida ku cad qodobada 15aad, 18aad iyo 20aad ee Dastuurka kumeel gaarka ah, oo qeexaya xorriyadda kulanka, bannaanbaxa, cabashada iyo codsi wadareedka, waxa uu qof kasta xaq u leeyahay xorriyadda hadalka kana qeyb-qaato ama abaabulo kulammo uu ku muujinayo cabasho. Sidaas darteed waxaan ka digaynaa caburinta dadweynaha iyo ficillada noocaan ah ee lagu beegsanayo hormuudka bulshada."

Hanbalyo Caa'isha Aadan Ugaas oo noqotay Ardayaddii ugu sareysay intaxaanka qaran sanad dugsiyeedka 2024-2025
26/08/2025

Hanbalyo Caa'isha Aadan Ugaas oo noqotay Ardayaddii ugu sareysay intaxaanka qaran sanad dugsiyeedka 2024-2025

"Cidna loo jooji maayo" wey socon weysay Markale iyo teendhadii
26/08/2025

"Cidna loo jooji maayo" wey socon weysay
Markale iyo teendhadii

Address

Cadaado

Telephone

+252623336042

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garasho media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garasho media:

Share