Geelwayte media

Geelwayte media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Geelwayte media, News & Media Website, Ceerigaabo.

Geed Kaba waxaa lagu jaraaa  qayb galkiisa ah🌴 ::Gacalkiisaaa wiilkiii ka tagaaa gooni daaqnoqoyee: ahmedna Waa garwaaqd...
07/10/2024

Geed Kaba waxaa lagu jaraaa qayb galkiisa ah🌴 ::Gacalkiisaaa wiilkiii ka tagaaa gooni daaqnoqoyee: ahmedna Waa garwaaqday in uu garab banaanaaday::: ayaan lagu gaadin jaaale

Alla ha ku xafidooo camo kugu maalay
02/09/2024

Alla ha ku xafidooo camo kugu maalay

31/08/2024

stop fighting
Reer ceergaabo sharaf iyo nabad ku wada noolada yaanse laysu dowladayn Dalku waa federal hoow 🇸🇴

Markaaa qofkaaa qaladaadka u samaynaayooo aan dhaqankaa iyo diintaaa midna ku wanaagsanayn lagu taageero dhaqankii wanaa...
26/07/2024

Markaaa qofkaaa qaladaadka u samaynaayooo aan dhaqankaa iyo diintaaa midna ku wanaagsanayn lagu taageero dhaqankii wanaagsan oo baadiyahana si qaldan loo adeegsado Waa sidan oo kale wa in laga hortagaa dhaqamadda xunxun is not funny

Eid  🎉 wanaagsan dhamaaan Umadda Muslimka ah gar ahaan my family and friends meel kastaaa aad joogtaan caafimaad ku ciid...
16/06/2024

Eid 🎉 wanaagsan dhamaaan Umadda Muslimka ah gar ahaan my family and friends meel kastaaa aad joogtaan caafimaad ku ciida Allah ciidan ciideeda nabad iyo barwaaqo haynagagu gaadhsiiyoooo

Tacsi inaalilaahi wa inaa illahi raajicuunAllah how naxariistoooo janatul firdowsa Allah haka waraabiyooo. My last awoow...
09/06/2024

Tacsi
inaalilaahi wa inaa illahi raajicuun
Allah how naxariistoooo janatul firdowsa Allah haka waraabiyooo. My last awoowe in my family daroon awoowe mohamed Hassan Khalid Guud ahaaan family iyo ehelkabaaa tacsi baan u dirayaaaa samir iyo imaan.😭

02/09/2023

Xoorkiii laga dhamay xagaagiiyo xasuus baa geela lagu xergeeyaa

02/09/2023

Teamkii Muuse Biixi waxay dheheen wanala taagay warhoow muusow ila aad sh rushaye heshid dagaal kale hasoo qaadin !

Guddoomiye Khaliif oo hadda hadlaya. “Anigu waxaan metelaa Sool, ma metelo Burco, Hargeysa iyo Gabiley mana ihi nin u sh...
26/02/2023

Guddoomiye Khaliif oo hadda hadlaya. “Anigu waxaan metelaa Sool, ma metelo Burco, Hargeysa iyo Gabiley mana ihi nin u shaqeeya sida Wasiir Koore. Xadhig walba oo nabadda lagu xidho waxa furfura Muuse Biixi."soon

Nuux taani oo xasuusaqa iyo duqayntaaa Laascaanood ku macneeyey in u difaacaayoo Ethopia iyo Jabuuti
18/02/2023

Nuux taani oo xasuusaqa iyo duqayntaaa Laascaanood ku macneeyey in u difaacaayoo Ethopia iyo Jabuuti

17/02/2023

Address

Ceerigaabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geelwayte media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share