Galmudug Environment and Climate Forum

Galmudug Environment and Climate Forum This forum is intended to discuss and present research on environment and climate actions in Galmudug Dal-jir

📌Ogaysiis: Daah-furka Madasha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Galmudug. 🪴Galmudug Environment and Climate Forum (GE...
08/11/2024

📌Ogaysiis: Daah-furka Madasha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Galmudug.

🪴Galmudug Environment and Climate Forum (GECF).

Waxaa farxad in oo ah in aan idin la wadaagno Daah-furka madasha deegaanka iyo isbeddalka cimilada Galmudug

Madashani waxaa loo aasaasay wax ka qabashada iyo u qareemista arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada. Madashu waxay isku keenaysaa aqoonyahannada, cilmi baarayaasha, ganacsatada, ardayda, hayadaha dowliga ah iyo ururada aan dowliga ahayn iyo daneeyayaasha deegaanka iyo isbeddelka cimilada in ay isugu yimaadaan kana wada hadlaan xalalka waara ee wax looga qaban karo isbedelka cimilada iyo ilaalinta deegaanka.

Ujeedka Madasha:

-Kor u qaadista wacyiga bulshada ee saameynta isbeddelka cimilada iyo ilaallinta deegaanka
-Soo gudbinta cilmi baarisyo ku saabsan deegaanka iyo isbeddelka cimilada
-Doodo (Pannal discussions) wax la iskaga waydiinaayo dhibaatooyinka uu wajahaayo deegaanka iyo sidii xal waara loogu heli lahaa

Madashaani waxay soo dhawaynaysaa kuna martiqaadaysaa in ay ka qayb ka noqdaan dhammaan bulshada, aqoonyahannada, dhalinyarada, iyo cid kasta oo danayneyso arrimaha deegaanka.

Mahadsanidiin

Address

Dhuusamarreeb

Telephone

+252618841920

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Environment and Climate Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galmudug Environment and Climate Forum:

Share