Danab sbecial Force

Danab sbecial Force 23/3 /2022

30/05/2025
13/07/2023

Ciidanka Xooga Dalka Oo Cagta Marinaya Firxadka Al Shabaab

06/06/2023

Daawo Baacsiga Qawaarijta Gabalkoodu Dhacay Ee
Al Shabaab

14/05/2023

Maxeey Tahay Amarada Khawaarijta Ay Dul dhigeen Shacabka Soomaaliyeed. Sideese Ugu Fal Celiyeen Arinkaa Shacabka

Taliyaha Guutada 16’aad Ciidanka Kumandooska Xoogga Dalka Somaliyeed Ee Danab Gaashanle Dhexe Axmed Cabdulaahi Nuur Beer...
01/05/2023

Taliyaha Guutada 16’aad Ciidanka Kumandooska Xoogga Dalka Somaliyeed Ee Danab Gaashanle Dhexe Axmed Cabdulaahi Nuur Beeryare ayaa Manta Tobabar u furay Dufcadii Sagaalad oo Ka Mid noqonaysa Ciidanka Danab.

Manasibada Tobabarka lagu furayey ayaa ka dhacday Dugsiga Tobabarka Danab ee Gaashanle Xassan Maxamed Cismaan (Xassan Tuurre) kuna yaala degaanka Balidoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

23/04/2023

Taliyaha Xooga Dalka Gen Odawaa Yuusuf Raage Oo Ka hadlay CiyaalbWeero
Iyo Dhibta Ay Shacabka Ku Haayaan

21/04/2023

Ciidanka Xòoga Dalka Guul Iyo Gobanimo

Budbud waa magaalo ku taalla dhul doog leh oo xareedu Biyo dhigtay, barwaaqada iyo dhirta cagaarana Alle ku manaysay oo ...
15/04/2023

Budbud waa magaalo ku taalla dhul doog leh oo xareedu Biyo dhigtay, barwaaqada iyo dhirta cagaarana Alle ku manaysay oo maanta xor ah, geesiyaasha ciidanka Qaranka ayaa goordhow magaaladaan ka xoreeyay Khawaarijta.

09/04/2023

Wajiga Labaad ee Howlgalada Khawaarijta Looga Saaraayo Deegaanada
Farakutiriska AH Ee Ku Haray Gacantooda
Ayaa Ka Bilaawday Gobolada Dalka

Tan Iyo Markii Loo Magacaabay Taliyaha Ururka 6 aad Guutada 16 aad Ee Kumaandooska Danab Dhame Axmed M Salaad Al Shabaab...
24/02/2023

Tan Iyo Markii Loo Magacaabay Taliyaha Ururka 6 aad Guutada 16 aad Ee Kumaandooska Danab Dhame Axmed M Salaad

Al Shabaab Ayaa La Ku Lantay Weeraro Aan Kala Joogsi La Heeyn Ayagoo Lagu Jibiyay Dagaalo Ay Ku Galeen Deegaanada DOONLAAYE Iyo QEYCAD Oo Ka Tirsan Gobolka Mudug

Dadka Falaqeeya Arimaha Ciidanka Ayaa Ku Tilmaamay Axmed M Salaad
Falsafada Uu La Yimid Ee Ku Dhisan Weerarada Dag Daga Ah Iyo Al Shabaab Ayaa Isaga Cararay Goobo Badan Ayagoon Dagaalamin

Dugsiga Tababarka Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Waxa loogu magacdaray Alle ha u naxariistee Shahiid Gashanle Xasan Max...
08/02/2023

Dugsiga Tababarka Ciidanka Kumaandooska Danab XDS Waxa loogu magacdaray Alle ha u naxariistee Shahiid Gashanle Xasan Maxamed Cismaan ( Xasan Tuurre

Waxaa Horay Ugu Sugnaa  Dagmooyinka Hobyo Iyo Wozil  Ciidamada  kumaandooska Danab Iyo Gor Gor Maantana Waxaa Ku Soo Bii...
12/01/2023

Waxaa Horay Ugu Sugnaa Dagmooyinka Hobyo Iyo Wozil Ciidamada kumaandooska Danab Iyo Gor Gor Maantana Waxaa Ku Soo Biiray

Cidanka Difaac putaland B S F Halka Horay Ay Halkaa Igu Sii Sugnaayeen Ciidamada Galmudug Iyo Kuwa Deegaanka

U Jeedka Ayaa Ah

In Aan Maleeshiyada Gabalkooda Sii Dhacaya Ee Al Shabaab Loo Kala Harin Oo Hal Meel Loogu Soo Wada Jeezto # Ururka 4aad G 16aad Danab

Address

Dhuusamarreeb
GUUL

Telephone

+252617210784

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danab sbecial Force posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share