Galgaduud Radio

Galgaduud Radio Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galgaduud Radio, Radio Station, G9PP+9MC, Elbur Road, Dhuusamareeb, Dhuusamarreeb.

Galgaduud Radio waa Warbaahin madax banaan oo ka howl-gasha Galmudug state of Somalia, waxaan halkaan si maalinle ah usoo daabacnaa Warar, Warbixino, Doodo iyo Barnaamijyo tayo leh.

17/02/2026

Kulan looga hadlayey tacadiyada iyo saameynta gudniinka firnooniga oo soo qaban qaabisay Hay'adda Ifrah Foundation oo taageero kaheleyso hay'ada IRC ayaa lagu qabtay Caasimada dhuusamareeb.

Ifrah Foundation International Rescue Committee Dear Daughter Campaign

17/02/2026

Hay'adda Ifrah Foundation oo taageero kaheleyso hay'ada IRC ayaa seminar hal maalin ah oo kusaabsan dhaqangalinta sharciga gudniinka hablaha kuqabatay Magalada Dhusamareeb ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Ifrah Foundation International Rescue Committee Dear Daughter Campaign

16/02/2026

Marwa Fertility waa hoyga farxada Qoyska.

10/02/2026

Xarunta Alla-aamin Dr Halable Guriceel waxa uu idin keenay Machine nuuciisa kii horey horeyey ah degmada kaasi oo kaa.............

Faahfaahin kala xariir 0615760888 ama 0615610445.

10/02/2026

Fayo care Hospital Xarumihiisa Guriceel iyo Dhuusamareeb, waxaad ka heleysaa Adeegyo Caafimaad oo dhammeystiran, Qalab iyo Machines kala duwan, Dhaqaatiir Tiro iyo Tayo leh.

09/02/2026

Fayo Core Hospital Xaruntiisa degmada Guriceel oo Daah-furtay Adeegyo Caafimaad oo Casri ah, Bulshadana U Horseedaya Daryeel Tayo Sare.

Fayo Care Hospital

09/02/2026

Dr Abdiqadir "Fayo Core Hospital Xaruntiisa degmada Guriceel waxaan kusoo kordhinay Adeegyo Caafimaad oo Casri ah kuwaasi oo aan la tashiyo kala sameynay Bulshada".

04/02/2026

Marwa fertility Waa Hoyga Farxada qoyska.

19/01/2026

Shacabka Dowlad Goboleedka Galmudug " hadii aan si hufan u bixino Canshuurta waxaan bedelkeeda heleynaa Caafimaad iyo Waxbarasho Laacag la,aan ah, si la mid ah Amni iyo adeegyo kale oo bilaash ah"

17/01/2026

Ma dooneysaa in aad soo xajiso sanadkaan, dabcan Jawaabtaada waa haa. fadlan fursadaan ka faa,iideyso, hadaad ku sugan tahay Guriceel Shahaadada Caafimaadka ee xajka Sanadkaan, waxaad ka heli kartaa Halane Hospital, Kala xariir 0610-996694 ama 0610-996696.

12/01/2026

Fadlan ka faa,iideyso Khabiir Caafimaad Dr. Ali Adib oo ka shaqa bilaabaya Halane Hospital Guriceel Galmudug-Somalia. Kala xariir 0610-996694 ama 0610-996698.

15/10/2025

Aabe iyo Hooyo maanta caruurtaada badbaadi oo waxbar si ay u anfacaan berito dadka iyo dalka.....

Address

G9PP+9MC, Elbur Road, Dhuusamareeb
Dhuusamarreeb
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galgaduud Radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galgaduud Radio:

Share

Category