Abdinaafac Hasan Mohamed

Abdinaafac Hasan Mohamed 🎥Filmmaker
📸Photographer

Galmudug, Somalia

BCQ 📍Dhusamareb
30/10/2025

BCQ

📍Dhusamareb

29/10/2025

Gurceel to Dhusamareb

Caano diiran, carro kulul, iyo iftiin qorraxeed waa nolo dhameystiran. 🥛🫖🐐
28/10/2025

Caano diiran, carro kulul, iyo iftiin qorraxeed waa nolo dhameystiran. 🥛🫖🐐

🎈Dhusamareb
27/10/2025

🎈Dhusamareb

Magaalada Dhusamareb, ee Caasimadda Galmudug ayaa manata lagu qabtay Shirka Isu-duwidda Barnaamijka Dhisidda Bulshooyink...
27/10/2025

Magaalada Dhusamareb, ee Caasimadda Galmudug ayaa manata lagu qabtay Shirka Isu-duwidda Barnaamijka Dhisidda Bulshooyinka Adkaysiga Leh ee Soomaaliya (BRCiS).

Mashruuca BRCiS oo ay maalgalineyso dowladda Ingriska ayna fulinaayaan IRC, NRC iyo SSWC ayaa laga fulinayaaa qaybo kamid ah Galmudug sida Galkacyo Dhusamareeb iyo Guriceel .

Shirka oo ay hogaamineyso Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug ayaa Mashruuca looga hadlayo waxaa xoogga lagu saaraa kaabayaasha Nolosha, wax soo-saarka xoolaha iyo beeraha si loo hormariyo sugnaanta cunada iyo nafaqada dadka iyo taageeridda suuqgeyntooda.

wasaaradaha uu quseeyo mashruucan sida Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Wasaaradda Beeraha, Wasaaradda Deegaanka, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka, iyo wakiillo ka socday NRC, IRC, iyo hay’adaha kale ee fulliya mashruucan BRCiS. ayaa shirkoodan maanta diiradda ku saaray xoojinta iskaashiga iyo isu-duwidda barnaamijyada adkaysiga bulshada ee laga hirgeliyo deegaanada Galmudug, Waxaa lagu falanqeeyay horrumarka la gaaray, caqabadaha jira, iyo casharrada laga bartay intii lagu jiray fulinta barnaamijyada BRCiSIII.

27/10/2025

Mashruuca BRCiS oo ay maalgalineyso dowladda Ingriska ayna fulinaayaan IRC, NRC iyo SSWC ayaa laga fulinayaaa qaybo kamid ah Galmudug sida Galkacyo Dhusamareeb iyo Guriceel. Prof :Maxamad cabdi xuseen Maareeyaha Mashruuca BRCIS ayaa ka warbxixnaya waxyaabaha mashruucaan lagu hirgalinaa.

26/10/2025

Sanadkaan barwaaqadii roobka lamahayo.

25/10/2025

"Waxaad ku jirtaan waqtigii dhalinyaronimada waxaad u baahantihiin inaad waxbarataan" Xafso maxamuud Cali

25/10/2025

"Aan dadaalno xirfad hadaad ka qalinjabiso midkale baro" Cabdiwali Axmad Kadiye oo bartay xirfadda Computrized Accounting ayaa kula dardaarmay dhalinyarada ineey xirfado bartaan si aay u maareeyaan noloshooda.

24/10/2025

City Star Hotel

🎈dhusamareb

24/10/2025

Shiiq-Dayib Macalin Adan oo ah gudoonka sare ee machadka Galmudug Vocational Training Center ayaa sheegay ieey machadka ku soo kordhiyeen xirfado cusub oo lajaanqaadaya suuqa shaqada.

City Star Hotel🎈Dhusamareb
23/10/2025

City Star Hotel

🎈Dhusamareb

Address

Galmudug
Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinaafac Hasan Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdinaafac Hasan Mohamed:

Share

Category