Radio Daar-Dheer

Radio Daar-Dheer Radio Daar-Dheer waa Idaacad Bulsho oo Madax Banaan xarunteeduna waa Dhuusamareeb.

28/10/2025

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta tababar sare loogu qaadayo aqoontooda u furtay ku dhowaad boqol (100) macallin oo ka …

28/10/2025

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay kulan looga hadlayay dardargelinta Mashruuca Jowhar Off-stream Storage Prog…

28/10/2025

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene), ayaa ka warbixiyay heshiis iskaashi horumarineed oo ku ka…

28/10/2025

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa warka Habeennimo ee Idaacadda Daar-Dheer. Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulka…

25/10/2025

Barnaamijka Hormarinta Nabada Ee Radio Daar-Dheer asbuucaan waxaan kusoo qaadanaynaa Odoyaasha dhaqanka mid kamid ah beelaha dega Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyo ka dhacay gobolka Galguduud.

Taariikh : 25 October, 2025

Soo jeediye: Abdidahir Garad Ali

25/10/2025

Barnaamijka Waxbarashada Ee Radio Daar-Dheer toddobaadkan waxaan kaga hadlaynaa ahmiyadda ay leedahay barashada xirfadaha.

Taariikh: 25 October, 2025

Soojeediye: Abdifitah Mohamed Ahmed

25/10/2025

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa shacabka ku nool gobolka Shabeellaha Hoose si gaar ah deegaanadii dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta u dir…

25/10/2025

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartankan oo ay taaba-galinayso hay’adda Bargoof ayaa looga golleeyahay in lagu dhiirrigeliyo nabadda, isu-soo dhowaanshaha dhalinyarada iyo xoojinta xiriirka bu…

25/10/2025

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa warka subaxnnimo ee Idaacadda Daar-Dheer. Waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

25/10/2025

Warka Subaxnimo ee Radio Daar-Dheer 25-10-2025 Xamdi Diiriye Cali

Address

Dhusamareb
Dhuusamarreeb
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Daar-Dheer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Daar-Dheer:

Share

Category