Dhusamareb Media

Dhusamareb Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhusamareb Media, News & Media Website, Wadnaha, Dhuusamarreeb.

Odaygii Ayaanle Cade ahaa ileen wuu dheeraa oo laba lafood buu ahaay, oo odaygii Liiibaan uun baa yara kuusnaa.lolMadax,...
03/09/2026

Odaygii Ayaanle Cade ahaa ileen wuu dheeraa oo laba lafood buu ahaay, oo odaygii Liiibaan uun baa yara kuusnaa.lol

Madax,aqyaar iyo miidii Cayr Balaarane, Soodhowow Cali Yare Cali.

๐Ÿฉบ OGEYSIIS MUHIIM AHIsbitaalka Fayo Care Hospital โ€“ Dhusamareeb wuxuu bulshada ku wargelinayaa in uu ka howlgalo Dr. Moh...
03/09/2026

๐Ÿฉบ OGEYSIIS MUHIIM AH

Isbitaalka Fayo Care Hospital โ€“ Dhusamareeb wuxuu bulshada ku wargelinayaa in uu ka howlgalo Dr. Mohamud Abdi Mohamed, oo ah Dhaqtarka Carruurta. kuna takhasusay daryeelka iyo daaweynta carruurta.

Dr. Mohamud wuxuu khibrad u leeyahay baaritaanka, ogaanshaha iyo daaweynta xanuunnada carruurta, isagoo si gaar ah ugu adeegaya caafimaadka iyo badqabka ilmaha.

๐Ÿ‘ถ Adeegyada ka heleyso waxaa kamid ah,

Baaritaanka iyo daaweynta carruurta

Xanuunnada neef-mareenka

Shuban, matag iyo calool-xanuun

Caabuqyada iyo qandhada

Dhiig-yari iyo nafaqo-xumo

Tallaalka carruurta

Korriinka iyo horumarka ilmaha.

Fadlan hadaba Number u gooso.

Ma ogtihiin qofkii 3aad oo ree Ina Mid ah baa Jaamacadii dhameeyay, isla todobaad kaanna waala quraan saari rabaa oo ree...
02/09/2026

Ma ogtihiin qofkii 3aad oo ree Ina Mid ah baa Jaamacadii dhameeyay, isla todobaad kaanna waala quraan saari rabaa oo ree olol,hogdugaag,higlaale iyo Miiroon oo aan waxbaran ayaa laga xijaabaa ishooda.

Hambalyo nin aqyaar oo culus ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐š๐ข๐ง ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐ข๐Ÿ ๐Ÿ‘

Alleylahee ninkii Cali Cabdiwardheere haduu horay u cadeeyay in Soomaali gabigeeda saamayn fiican uu ku dhex lee yahay h...
01/09/2026

Alleylahee ninkii Cali Cabdiwardheere haduu horay u cadeeyay in Soomaali gabigeeda saamayn fiican uu ku dhex lee yahay hada waa midii aan ku baran lahayn in uu saamayn intaas oo kale uu Cayr ku dhex lee yahay.

Cali Cayr baa soo socda, marba haduu Koofi & Mahad isku keeno xittaa Xildhibaan hala siiyo.

29/08/2026

Hargeysa,Higlaale, deg.Hodan iyo Dhuusamareeb dhalinyartooda ninka isku keenay sow maahan gudoomiyaha dhalinyarada Magaaladan Dhuusamareeb Bashir Sheikh Ali.

Kuna darso waa Ustaad/Maamule, Siyaasi iyo oday sida Birmade u luga xagoofsan isna badbadali kara.lol

28/08/2026

Qoladaan Maxamed Cumar goortii ay cabsiiye ka gaabiyeen oo telka dansadeen ayaa ugu danbeeday laba nafar oo cabsiiye oo dabka wada shidata.

War yaa taagay cabsiiye madoobe

Mashiinkaan Dumaaye laga soo saaray ee illaa Londan lagu farsameeyay waaba nasiibkii Yabadhaale Cayr oo qof ah. Bil uu X...
26/08/2026

Mashiinkaan Dumaaye laga soo saaray ee illaa Londan lagu farsameeyay waaba nasiibkii Yabadhaale Cayr oo qof ah. Bil uu Xamar joogo cidii yabadhaale cayr ahayd wixii xil lamagacaaba waa iyaga illaa dhaqaalihii & ganacsigii dalka iyaga furihiisa loo dhiibay.

Amb.Bashiir Dheere Dalkaada iyo dadkaada ku soo dhowow

Macalin farsamo badan oo in muddo soo shaqeeyay, Maayar Abdiraxmaan Geedaqoroow ayaa caawa fiidkii kulan furan kula leh ...
25/08/2026

Macalin farsamo badan oo in muddo soo shaqeeyay, Maayar Abdiraxmaan Geedaqoroow ayaa caawa fiidkii kulan furan kula leh bulshada Caasimadda, City Star Horel.

Marka laga yimaado siyaasadaha is diidan, macalinka waxa uu naga mudan yahay in si heykal sare leh loo macsalaameeyo oo looga mahadnaqo sanadiihii dheeraa ee uu bulshada u soo Shaqeeyay.

Waa in lasoo eeg eegaa halkii loogu magacdari lahaay.

24/08/2026

Gudoomiyaha maxkamadda sare waa reer Woqooy, waxa uu naga jarayaa intii aan maamulka Woqooyi Bari aynu taageernay oo aan dhisnay.

Galmudug dib uma laabanaydo waxayno tiigsanay in aynu doorasho qof iyo cod galno, wixii kale oo naga qaldanna casharo baan ka baran doonaa idam alla.

Doorashadii Koonfur Galbeed waa xalaal, mida Galmudug na waa xaaraan buu lee yahay.

Aynu ฤฐlaalsanno maamulkeen & xasiloonideenna.

Xaflad lagu wayneynayo sanadguurada 20aad ee kasoo wareegatay goortii dhibbada loo taagay dowladda Galmudug ayay isugu y...
23/08/2026

Xaflad lagu wayneynayo sanadguurada 20aad ee kasoo wareegatay goortii dhibbada loo taagay dowladda Galmudug ayay isugu yimaadeen Jaaliyadda Galmudug Ee Switzerland.

Reer Swisska waxay muujiyeen isku xirnaan saaid ah iyo laxow jeclo badan oo ay ka qabaan dadkooda iyo deeganadoodii si gaar ah maamulka u dhisan ee Galmudug.

Xafladda wayn ee madaxtooyada waxaa ku xigto midda Jaaliyadda Swisska, marka aad fiiriso abaabulkooda iyo sida ay u tamashleenayaan.

Gudoonka guud ee jaaliyadda ayaa si gaar ah bogaadin u mudan.

Address

Wadnaha
Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhusamareb Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhusamareb Media:

Shortcuts

Share