Galmudug Media

Galmudug Media News

Bilaaw ilaa dhammaad wixii maanta dhexmaray Xasan Sheekh iyo mucaaradka. Tanaasulka iyo diidmada, mowqifyada la hubo, sh...
14/08/2025

Bilaaw ilaa dhammaad wixii maanta dhexmaray Xasan Sheekh iyo mucaaradka. Tanaasulka iyo diidmada, mowqifyada la hubo, shuruuddaha iyo kala qeybsanaanta mucaaradka.

10/08/2025

Sikastaba ha noqate somaliniba dadka kaga sarenah sojirenka somali ha is racdo

Arrimaha Federaalka iyo Maamul dhisidda waxey Coppy right ugu xirantahay Madaxweyne Xasan Shiikh.Maamulka Waqooyi Bari a...
01/08/2025

Arrimaha Federaalka iyo Maamul dhisidda waxey Coppy right ugu xirantahay Madaxweyne Xasan Shiikh.

Maamulka Waqooyi Bari ayaa noqonaya Maamul Gobaleedkii 4-aad ee Madaxweyne Xasan Shiikh dhiso.

e Somalia

Ma jeclaan laheyd inuu farmaajo mar kale noqdo madaxweynaha somaliya 2026?
30/07/2025

Ma jeclaan laheyd inuu farmaajo mar kale noqdo madaxweynaha somaliya 2026?

28/07/2025

Maah-maah facweyn baa tiraa: “war waayeel haddii la yeeli lahaa, Waraabe Weylo ma cuneen", Mah-maah kale ayaa tiraa: “Hadal waayeel waa guudmar", Labaduba waxa ay noo muujinayaan in waayeelku Xikmad ahaan iyo garaad ahaan-ba
Weeraha ka soo maaxanaya maankiisa ay si mug weyn u wajahaan wadciga, waayaha, wareerka iyo waqtiga-san! Waa weeraha kaliya ee ku habboon turxaanbixinta tusmeynta, toosnaanta iyo talada-san, waa waddada kaliya ee loo maro Mowjadaha isku-maran iyo masiirka ummadeed!

"Wanaag k**a dhex dhaco reer haddaan ururin waayeele, waa-yahay haddaan lays lahayn, waa wax kuma taale, isma waafaqaan wiil yar iyo waalidkii dhalaye, iyadoo is wada weyday baa wiida loo ridiye" Cabdullaahi Suldaan(Tima-cadde).

05/04/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kampala ee dalka Uganda kulan rasmi ah kula yeeshay dhiggiisa Mudane Madaxwayne Yoweri Museveni ayaa kala hadlay xoojinta iskaashiga dhaw ee labada dal, gaar ahaan hawlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta.

31/03/2025

Waa taliye Furinta h**e jiro oo Wiilkisa Video call kala Hadley ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

Madaxweynaha Burkina Faso, Ibrahim Traoré, ayaa qaaday tallaabo dhiirrigelin ah oo lagu horumarinayo dhalinyarada dalka....
29/03/2025

Madaxweynaha Burkina Faso, Ibrahim Traoré, ayaa qaaday tallaabo dhiirrigelin ah oo lagu horumarinayo dhalinyarada dalka. Wuxuu amray in dhammaan ardayda jaamacadaha dhigata la siiyo $160 bil kasta ilaa ay ka qalin jabinayaan, isla markaana dowladdu ay shaqo siin doonto marka ay dhammaystaan waxbarashadooda. Tallaabadan ayaa dhalinyarada siisay dhiirigelin, iyagoo dareemay in dowladda ay dhab ka tahay horumarkooda iyo mustaqbalkooda.

Traoré wuxuu kaloo qaaday tallaabo geesinimo leh oo uu dalkiisa kaga xoreeyay saamaynta Faransiiska, kaasoo kheyraadka Burkina Faso si aan xad lahayn u boobayay. Wuxuu diiradda saaray horumarinta wax soo saarka gudaha, taasoo keentay in dadku dareemaan inay dal leeyihiin iyo hoggaan dhab ah. Wuxuu ka badbaaday in ka badan labaatan shirqool oo lagu khaarijin lahaa, maadaama uu hor istaagay damaca reer galbeedka ee doonayay inay sii haystaan hantida dabiiciga ah ee wadanka.

Markii waddamada Carabta ay usoo bandhigeen balaayiin doolar oo lagu dhisayo masaajido, wuxuu si cad ugu jawaabay: “Masaajiddo waan qabnaa, waxaan rabnaa cisbitaallo, goobo waxbarasho iyo waddooyin!” Tani waxay muujisay in uu fahamsan yahay baahiyaha dhabta ah ee umaddiisa. Halka uu 37 jir hoggaan daacad ah u yahay dalkiisa, dalal kale oo Afrikaan ah ayaa weli haysta hoggaan 70 jirro ah oo aan dan ka lahayn horumarka dadkooda. Soomaaliya, sida dalal badan oo kale, waxay u baahan tahay hoggaan ka shaqeeya mustaqbalka jiilasha soo socda halkii ay musuq ku mashquuli lahaayeen.

Guddoomiyaha baarlamaanka ahna ku simaha madaxweynaha dowladda Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa umadda Soomaaliyeed g...
29/03/2025

Guddoomiyaha baarlamaanka ahna ku simaha madaxweynaha dowladda Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa umadda Soomaaliyeed gaar ahaanna reer Galmudug u diray Hambalyeeyay munaasabadda Ciidda .

Abdi Salam Gacmadhere

Galmudug State TV

29/03/2025

Xasan Sheekh ma bixin karaa Dekaddaha Boosaaso iyo Berbera, maxaase ka dhalan kara warqadii uu u diray Trump?

22/03/2025

Turkiga oo aan awal-na abaal weyn u heynay, haddana sida noo muuqata wuxuu noqonayaan gundhiggii nabadda iyo Xasiloonideenna.

22/03/2025

DEG DEG: MD Xasan Sh oo la wareegay Hogaanka Dagaalka, Isbedel weyn oo ka dhacay Cadale & Abgaal..

Address

Dhuusamarreeb

Telephone

+25262292788

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share