Dayax Media Network

Dayax Media Network Dayax Media Network is an independent media outlet that serves the community and is headquartered in Dhusamareb.

AKHRISO: Jadwalka Doorashada Galmudug oo la shaaciyay
01/09/2026

AKHRISO: Jadwalka Doorashada Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa 30-ka Sebtember 2026 u asteeyey doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada iyo

DF iyo Mucaaradka oo ku heshiiyay dhismaha Guddi cusub
01/09/2026

DF iyo Mucaaradka oo ku heshiiyay dhismaha Guddi cusub

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada Mucaaradka ee kala ah Gollaha Mustaqbalka, Gollaha Midnimada Qaran iyo Nabad iyo Nolol ayaa Beesha Caalamka u

Puntland oo Amar dul-dhigtay Maamullada Degmooyinka
01/09/2026

Puntland oo Amar dul-dhigtay Maamullada Degmooyinka

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Puntland Cabdi Xirsi Cali(Qarjab), ayaa amarro culus dul-dhigay maamullada

Boosaaso: Shabakad ka ganacsata Xashiish iyo Hub oo la qabtay
01/09/2026

Boosaaso: Shabakad ka ganacsata Xashiish iyo Hub oo la qabtay

Laamaha ammaanka maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay qeybo kamid ah xaafadaha

AKHRISO: Abaabulka Mooshin ka dhan ah Wasiir Xoosh
01/09/2026

AKHRISO: Abaabulka Mooshin ka dhan ah Wasiir Xoosh

Qaar kamid ah xildhibaannada gollaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Cali Xoosh.

MW Xasan Sheekh oo raadinaya Awood uu ku maquuniyo …
31/08/2026

MW Xasan Sheekh oo raadinaya Awood uu ku maquuniyo …

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ee muddada xil-heynta ay ka dhammaatay ee mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta safar uga

Maxay ka wada hadleen MW Deni iyo Saraakiisha Maraykanka?
31/08/2026

Maxay ka wada hadleen MW Deni iyo Saraakiisha Maraykanka?

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee magaalada Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda taliska ciidamada Maraykanka ee

Wararkii ugu dambeeyay ee Khilaafka Qoorqoor iyo Gacal
31/08/2026

Wararkii ugu dambeeyay ee Khilaafka Qoorqoor iyo Gacal

Khilaaf siyaasadeed ayaa wali ka taagan magaalada caasimadda ah ee Dhuusamareeb, kaasoo u dhaxeeya hoggaanka maamulka.

DF oo sheegtay in Rag Burcad-Baddeed ah lagu laayay Xeebaha Puntland
29/08/2026

DF oo sheegtay in Rag Burcad-Baddeed ah lagu laayay Xeebaha Puntland

Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay weerarro kale duwan oo todobaadyadii tegay ka dhacay Xeebaha Puntland.

Turkiga oo Adduun Lacageed ku furtay Markabkii MV LUTUF
29/08/2026

Turkiga oo Adduun Lacageed ku furtay Markabkii MV LUTUF

Sida ay sheegayaan wararka ay heleyso shabakadda Dayax Media waxaa maanta la sii daayay Markabkii u rarnaa dowladda Turkiga ee lagu heystay degaanno dhaca

Address

Dhuusamarreeb

Telephone

+252615381133

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dayax Media Network:

Shortcuts

Share