شَبَكَةُ الْأَبْرَارْ

شَبَكَةُ الْأَبْرَارْ c Raxiin Gadoon

02/05/2025

Maadixiie Rasuulka Sheekh Axmed
Xaydar oo Maanta lagu Aasay Magaalada Mugdisho.

02/05/2025

إنا لله وإنا إليه راجعون

Alle ha u naxariistee waxaa geeridiisa isoo gaartay maadixii weynaa al mujaahid sheekh axmed xaydar oo bilooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay magalada muqdisho

Alle ha u naxariistee sheekh axmed xaydar waxaa rabi ka baryeynaa inuu janadiisa ka waraabiyo waxana marqaati ka nahay inuu ahaa caalim caashiq ah oo cumrigiisa ku bixiyay u qidmeynta diinta islaamka 🤲🤲🤲🤲

01/05/2025

Munaasabad lagu daah-furayay Mac-hadka daarul-xikmah oo dhawaan ay ku midoobeen Sedex mac-had oo ku yaala Baardheere oo lagu qabtay magaaladaasi.

01/05/2025

Warbxin''Xaflad lagu daahfurayay Siyaaradii 21 aad Ee alle ha u naxariistee caalimkii weynaa Ee soomaaliyeed sh aadan dheere oo lagu qabtay magalada muqdisho

25/04/2025

Shiekha Ali Nuur Elmi
"Waxaan isku dardaarmeynaa hala camal falo camal wanaagsan halala yimaado"

20/04/2025

macadka imaaamu qasaali oo dalxiis nuuciisa oo kale aan h**e loo arag usameeye ardayda kaalmaha h**e kagalay imtixaaankii sanadkaan

Camera 📸 Ali Hadith
Tabiye Maxamed cabdi cadde

08/04/2025

Sali aad umacaan
Al-maadix Axmed Abdulqadir Abdulle


06/04/2025

𝗫𝗔𝗗𝗥𝗢 𝗔𝗔𝗗 𝗨𝗠𝗔𝗖𝗔𝗔𝗡

04/04/2025

Waxaan isu dar-daarmaynaa inaan' la dhihin Ramadaankii, waa dhamaaday halagu talaabsado waxaan ilaahay banayn.

31/03/2025

جوهرة التوحيد 𝗔𝗔𝗜𝗦𝗛𝗔 𝗠𝗢𝗛𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗔𝗕𝗗𝗜
معهد الزاهر للعلوم الشرعيةوالعربية

31/03/2025

👤>> 𝗔𝗮𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗱𝗲𝗱 𝗔𝗯𝗱𝗶
جوهرة التوحيد

27/03/2025

💫💥𝗝𝗨𝗠𝗠𝗔☘️ 🌿𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗞🍀📿🎊
𝐶𝑎𝑎𝑤𝑎 𝖶𝖺𝖺 Jumcihii Ugudanbeeyay Bisha Barakeysay Ee Ramadaan Aanbadino Saliga Nabiga NNKH ﷺﷺ

Address

Dhuusamarreeb

Telephone

+252616808386

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when شَبَكَةُ الْأَبْرَارْ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to شَبَكَةُ الْأَبْرَارْ:

Share