Cabdirisaaq Dheere.

Cabdirisaaq Dheere. So gudbinta xaqiiqooyinka.

Dhismaha wadada Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb wuxuu marayaa  gabagabo.Way ku mahadsanyihiin bulshada Caasimadu dulq...
05/07/2026

Dhismaha wadada Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb wuxuu marayaa gabagabo.

Way ku mahadsanyihiin bulshada Caasimadu dulqaadka ay muujiyeen intii ay xirnaayeen wadooyinka .
(Waxaan lagu dhibtoon laguma dheefsado)

Duqa talada haayaa haduu daqara soo gaystay Ama uu dadaal iyo ku jiro derejo wayn gaaridAma uu haldoor soo baxoo yahay d...
15/06/2026

Duqa talada haayaa haduu daqara soo gaystay

Ama uu dadaal iyo ku jiro derejo wayn gaarid

Ama uu haldoor soo baxoo yahay dinaahyeeya

Waa damac rageedoo ma ahan inaan ku diidnaaye

Ushuse waxay dul taalaa waa bulshadan loo durbaan dumane

Dagaal iyo waxaa nala rabaan Dibindib gaarsiine

Difaac adag xirtoo doolarkaa damacu yuu raacin

Digtoonaada oo duqow talida soo doora

Address

Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdirisaaq Dheere. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category