Radio Dhuusamareeb,

Radio Dhuusamareeb, Dhusamareb radio is an independent, free, non profit seeking and community powered radio station tha

15/09/2023
15/09/2023
Libin ninkii holaa hela!
07/09/2023

Libin ninkii holaa hela!

Madaxweyne Hassan Shiikh iyo Cabdfitaah Hassan Shiikh iyo furinta dagaalka ee cabsida  horoorka ah ka jirto (Tusaalaha G...
07/09/2023

Madaxweyne Hassan Shiikh iyo Cabdfitaah Hassan Shiikh iyo furinta dagaalka ee cabsida horoorka ah ka jirto (Tusaalaha Go'aanka Nolol ama Geeri!!!).

Sooomaaliyey Madaxwene Hassan shiikh wuxuu muujiyey inuusan waxba u reeban dagaalka Khawaarijta dalka looga xoreeynaayo, Naftiisii iyo naftii qooyskiisaba wuxuu ka xaadiriyey furinta dagaalka ee aan dareemi Karno qatarta ka jirta heerka ay la egtahay.
Haddii aan shalay aaminsaneeyn in madaxda Soomaaliyeed caruurtooda ka fogeeystaan goobaha dagaalka oo dibada geeystaan ayakana naftooda Villa Soomaalia isku ilaaliyaan ciidamo Ajanabi ah, Maanta waxaa noo muuqada dhabtii iyo xaqiiqadii aan sugeeyney. Su'aashu waa maxaa la gudboon inta kale ee ah shacabka, Ciidadanka, dhaqanka siyaasiyiinta iyo qof kasta oo ay dhab ka tahay in la gaaro Soomaaliya khawaarij ka madaxbanaan?.

07/09/2023
05/01/2023

Faahfaahin: Shaqaaqooyin Geel lagu kala dhacay oo ka taagan gobolka Mudug

uddoomiyaha degaanka Carra-gaduudshe, Mudug ee Galmudug Axmed Cabdi Aadan(Caaqil Dhiin), oo u warramay Radio Dhuusamareeb ayaa ka hadlay shaqaaqooyin geel lagu kala dhacay oo waayadii dambe ka taagnaa degaannada bariga fog.

Wuxuu sheegay in dhacdooyinka soo laablaabtay ee geela lagu kala dhacayo ee ka taagan bariga gobolka Mudug ay muhiim tahay in wax laga qabto.

Wasaaradda amniga iyo tan arrimaha gudaha Galmudug ayuu usoo jeediyay in ay arrimahaa wax ka qabtaan.

Dhanka kale, xaaladda abaareed ee gobolka oo weli taagan ayuu ugu baaqay hay'adaha inay gurmad canno, biyo iyo mid caafimaadba la gaadhaan degaannadaasi.

Radio Dhuusamareeb,

,

RW h**e Rooble oo lagu soo dhoweeyay DhuusamareebMadaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Aqalka ...
16/10/2022

RW h**e Rooble oo lagu soo dhoweeyay Dhuusamareeb

Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Raysal Wasaarihii h**e ee XFS, Maxamed Xuseen Rooble.

Wafdigaan ballaaran ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid, iyadoona wafdigan ay kamid yihiin madaxwaynihii h**e ee Galmudug, mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed, Wasiiro kamid ah XFS, Xildhibaanno katirsan labada Aqal ee BFS, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale.

Wafdigaan ayaa soo gaaray magaalada Dhusamareeb kadib martiqaad ay ka heleen madaxwaynaha Dowladda Galmudug, iyadoona ujeedada safarka uu salka ku hayo dhiirogelinta iyo dardargelinta howlgallada dalka looga sifeenayo argagixisada.

Radio Dhuusamareeb,

15/10/2022

Xildhibaan Sanbaloolshe oo baaq u diray beelaha Shabeellaha Dhexe ayaa ka mahadceliyay gurmadkii ciidan ee Galgaduud.

Radio Dhuusamareeb,

10/10/2022

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xarunta dowladda hoose ku soo dhoweeyay Ra'iisul wasaaraha xukuumadda FS Xamsa Cabdi Barre.

Radio Dhuusamareeb,

Address

Dhuusamarreeb

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Dhuusamareeb, posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Dhuusamareeb,:

Share

Codka Bartamaha

Radio Dhuusamareeb waxa uu baahinayaa Barnaamijyo ku wajahan nabadda & Dowlad wanaagga.