Axmad Saciid Axmad

Axmad Saciid Axmad kala soco warar iyo warbinno sugan.

24/05/2025
30/03/2025

Dagaal Culus oo ka Socda Masaajid Cali gaduud iyo Casharkii Ceel-Garas ee Geesiyaasha Degaanka” Rag AS ku Ciidaya Maanta.

30/03/2025

Werarkii Degmada Biyacade oo banaanka keenay tabaryarida khawaarijta iyo 10wiil oo saldhigooda ka soo adeegtay kuna

29/03/2025

Howlgal Culus oo ka Socda Sabiid iyo Canoole iyo Ciidamada oo dib ula wareegay Xeradii Ciidanka.

26/12/2024

Bilowga Sanadka 2025 halka ay marayso Somalia!

Waxaan Caawa daawaday muuqaal laga soo duubay Hooyo soomaaliyeed oo dhaawac kasoo garay dagaal maanta dhex maray beelaha Sacad iyo Layl-kase kaas oo ka dhacay Gobolka Mudug.
Inta badan dagaalku waa dhici jiray isagoo u dhaxeeya beelo isku dilaaya aano qabiil balse lama dili jirin Haweenka Carruurta iyo cid kasta oo biri magaydu ah.

Sidda aan xogta ku maqlay hooyadaan hadda way nooshalay oo waxaa lagu dabiibayaa Hospitals ku yaal Degmadda Gal-dugub waxaanse alle uga baryaa in oo Caafimaad taam ah siiyo......

Address

Dhuusamarreb
Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmad Saciid Axmad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category