Gurbaan News

Gurbaan News Ku Soo Dhawow Gurbaan News Waxaad Ka Heleysaa Warar Sugan Iyo Barnaamijo Kale Oo Xiiso Badan

27/08/2026

baydhabo jinaay

27/08/2026

“Xoog ayaa leygu bixiyay anigana xoog ayaan ku laabanaa” Laftagareen

Taliyihii Ciidanka birmadka KGS ee Shabeelada hoose Baargeele oo Xilka laga qaaday dhowaan ayaa ku biiray Ciidanka taaba...
27/08/2026

Taliyihii Ciidanka birmadka KGS ee Shabeelada hoose Baargeele oo Xilka laga qaaday dhowaan ayaa ku biiray Ciidanka taabacsan Laftagareen

HAMBALIYO IYO BOGAADINWarbaahinta Gurbaan News   waxay hambalyo iyo bogaadin qalbi furan u diraysaa  Mohamed Ali  Hassan...
27/08/2026

HAMBALIYO IYO BOGAADIN

Warbaahinta Gurbaan News waxay hambalyo iyo bogaadin qalbi furan u diraysaa Mohamed Ali Hassan oo difaacadey bachelor degree ee Jaamacadda.

Waxaan si weyn kuugu hambalyeynaynaa guushan qiimaha badan ee aad ka gaartay marxaladda 1aad ee waxbarashadaada. tani waa tallaabo muhiim ah oo ka tarjumaysa dadaalkaaga, dulqaadkaaga, kartida iyo go’aanka aad u leedahay horumarinta aqoontaada.

Hambaliyo markale Mohamed Ali Hassan

27/08/2026

Maalin Maxamed Maxmuud Anjeexe oo ka mid ahaa Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo Ciidanka sandheere la socdaa ayaa wadda ka kulmay Daraawiishta sandheere..........

DEG-DEG: Taliyaha Ciidanka Birmadka KGS oo la beddelayHoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (...
27/08/2026

DEG-DEG: Taliyaha Ciidanka Birmadka KGS oo la beddelay

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xilka ka qaaday Taliyihii Ciidanka Birmadka, isagoo Gaashaanle Mustaf Axmed Maxamed (Malaaq Guudow) u magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Birmadka KGS. 👀

27/08/2026

Last Training Xulka Kubadda Cagta Degmada Gurbaan

27/08/2026
27/08/2026

Buurhakaba iyo dabaal deg

27/08/2026

Taliye Sandhere Ayaa Si wayn Looga Soo Dhaweeyey

Address

Mugdisho
Diinsoor

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurbaan News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share