SAMO MEDIA

SAMO MEDIA "Samo media"

28/01/2026

Ugu imoow MABKO alaab tayo iyo damaanad leh.

28/01/2026

Isku diyarinta MABKO ee maalmaha RAMADAN KA ee nagu soo aadan .

21/01/2026

๐——๐—ฒ๐—ด๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ด๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐˜†,
waxaa si baโ€™an u saameeyay abaar daba-dheeratay oo keentay dhibaatooyin nololeed oo halis ah. Roob laโ€™aanta soo noqnoqotay ayaa burburisay hab-nololeedkii bulshada ku tiirsaneyd beeraha iyo xoolaha

Hadaad helysid hooy mid baa hoy laan ah
Midbaa cuna la'an ah

Hadaad ku sadaqeysaneysid biyaha iyo baad ka
Waxaan u taaganhay in aan baahino codka dadka tabaleysan.
๐—จ ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ.

20/01/2026

๐™‚๐™–๐™ง ๐™‚๐™–๐™–๐™ง ๐™ ๐™– ๐™‚๐™ช๐™ก๐™–๐™– ๐™๐™–๐™ฎ๐™š๐™š
Aan isku gargaarno


Samafale Geesey Arts Kfgs
Maamulka Degmada Diinsoor
IOM Somalia

20/01/2026

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐˜„ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—น๐—ฒ barakacyasha ku nool kaamka barowdiile ayaa xaladooda meel xun kareysa ayagoo sheegy in gargar aa deg deg ah u baahanyihiin.
Hala soo gurmado walaala barakaca ku ah degmada
Waxa ugu daran oo aay wajahayaan ayaa ah biyo yari bas'an
Qof walbo oo gargaar la rabo wuu nala soo xiriiri karaa



IOM Somalia
World Food Programme
fans

17/01/2026

SAMO MEDIA
K**a daalno baahinta baahiyaha ka jira degaanka.

16/01/2026

Allow u gargaar

16/01/2026

๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐—บ๐—ผ
Waxay kamid tahay dadka mardhow soo gaarey degmada diinsoor
Iyada oo sheegtay in aay ka dhamadeen xolihii aay dhaqan jirtay
Waxana codsaneysaa gargaar in loo fidiyo.
Maamulka Degmada Diinsoor
Following
World Food Programme

16/01/2026

๐—›๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป. ๐—ก๐—ฎ๐—ณ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ.
Qoysas badan waxay seexdaan bannaanka, iyagoo aan haysan wax ay ku badbaadaan. Carruur yar yar ayaa oohin la seexda, oohinna la toosa.

IOM Somalia
Idiris Alteeso
Following

16/01/2026

๐™ˆ๐˜ผ๐™ƒ๐˜ผ๐˜ฟ ๐˜พ๐™€๐™‡๐™„๐™‰ ๐™„๐™”๐™Š ๐˜ฝ๐™Š๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ๐™„๐™‰
Hassan oo kamid ah Gudiga kaamka Biille 2
Ayaa ka mahad naqay biyihii dhamintii saka aan u sameynay anaga oo ka wakiil ahaa
Jaliyada ku sugan ๐—ž๐˜‚๐˜„๐—ฒ๐—ถ๐˜ oo ka soo jeeda degmada diinsoor.

15/01/2026

๐™ˆ๐™–๐™๐™–๐™™ ๐˜พ๐™š๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™š
Qaar kamid ah hooyoing ku nool kaamka barkacayaasha ayaa mahad Celine u diray jaaliyada Kuwait kuwaas oo ka soo jeeda degmada diinsor
SAMO MEDIA
IOM Somalia
Following
Samafale Geesey Arts Kfgs

Address

Diinsoor

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAMO MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category