Hiddaha Wararka

Hiddaha Wararka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiddaha Wararka, Media, Erigabo.

gantaalka alfatah oo dunida ka yaabiyay
18/06/2025

gantaalka alfatah oo dunida ka yaabiyay

Halkan kala soco xaalqdaha Bariga dhexe
18/06/2025

Halkan kala soco xaalqdaha Bariga dhexe

Sheekh Cabdi Rashiid Sheekh Cali Suufi “Ma dhicin weligeed in salaada Taraawiixda juzzki aan habeenkaas ku tujin lahaa i...
27/03/2025

Sheekh Cabdi Rashiid Sheekh Cali Suufi “Ma dhicin weligeed in salaada Taraawiixda juzzki aan habeenkaas ku tujin lahaa inaan maalintii iska sii fiiriyo”

“Markii aan dugsiga dhigan jiray, waxaan aheyn walaalo badan, reerkeenna hal jeer kaliya ayaa la wada qadeyn jiray, qofki maqan sidaas ayey ku dhaaftay, haddana waxaa dhici jirtay in jacayl aan Qur'aanka u qabo dartiis in aanba qadada iska ilaawo, oo casiradii soo baraarugo...Waxaan sujuudda Alle uga baryi jiray inuu Qur'aanka i jecleysiiyo, Qur'aanka i baro”

“Markii aan Qur'aanka xifdiyay, waxaan go'aansaday inaan loox dib ugu qoro, si uu qalbigeyga u galo. Bogga aan looxa ku qoray waxaan akhrin jiray afartan jeer (40), haddana marka aan tiiriyo oo uu qalalo bogga kale ayaan ku qori jiray, kii h**e inta aan haddana dhaqin waxaan dib u akhrin jiray afartan jeer, ilaa Qur'aanka oo dhami uu sida Faataxada ii noqday”

Shimbirtii shirkadda Twitter oo lagu iibiyay $34,375. Calaamaddii caanka ahayd ee shimbirtii shirkadda Twitter taas oo l...
25/03/2025

Shimbirtii shirkadda Twitter oo lagu iibiyay $34,375.

Calaamaddii caanka ahayd ee shimbirtii shirkadda Twitter taas oo laga dejiyay xaruntii h**e ee shirkaddu ku lahayd magaalada San Francisco, kaddib markii Elon Musk uu la wareegay una bixiyay "X" ayaa lagu iibiyay lacag dhan $34,375.

Maaha markii ugu horraysay ee maal-qabeenkan reer Maraykan uu iibiyo agab ay lahayd shirkaddii uu iibsaday ee Twitter.

25/03/2025

Dhalinyaro somaliyeed oo camirey masajida nairobi salatu laylka.
Masha allah dheh💗

Sawirka Madaxweynihii 9aad Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Caawa
22/03/2025

Sawirka Madaxweynihii 9aad Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Caawa

Imaaraadka Carabta ayaa $1.4 tiriliyan ku maalgashanaya Mareykanka, muddo 10 sano ah ka dib kulan dhex maray Madaxweynne...
22/03/2025

Imaaraadka Carabta ayaa $1.4 tiriliyan ku maalgashanaya Mareykanka, muddo 10 sano ah ka dib kulan dhex maray Madaxweynne Trump iyo Sh.Tahnuun Bin Sayed Al Nahyan, oo ah la taliyaha Amniga Qaranka Imaaraadka, sida uu sheegay Aqalka Cad.

Sucuudi Careebiya iyana h**e u sheegtey in ay Mareykanka ku maalgashanayso ilaa $600 bilyan.

22/03/2025

Ruux gaajaysan gob maaha

21/03/2025

Marka aad rumaysato waxkasta oo social media ku aragtid😁😁

Madaxweyne Cirro 100 maalmood ee ugu h**eeyey waxa uga hadhay 2 Maalmood oo kaliya.Maxaa u qabsoomay ayay kula tahay ?Fi...
21/03/2025

Madaxweyne Cirro 100 maalmood ee ugu h**eeyey waxa uga hadhay 2 Maalmood oo kaliya.

Maxaa u qabsoomay ayay kula tahay ?
Fikirkaaga?

Garoowe🩶
21/03/2025

Garoowe🩶

21/03/2025

Cilmi badana maan baran😞...

Address

Erigabo

Telephone

+252637533427

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiddaha Wararka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category